{"id":442009,"date":"2021-03-25T21:13:11","date_gmt":"2021-03-25T21:13:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=442009"},"modified":"2021-03-25T21:30:39","modified_gmt":"2021-03-25T21:30:39","slug":"dowladda-shiinaha-oo-taageertay-mowqofkii-dowladda-federaalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-shiinaha-oo-taageertay-mowqofkii-dowladda-federaalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dowladda Shiinaha oo taageertay mowqofkii Dowladda Federaalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Shiinaha oo taageertay mowqofkii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay tahay dal madaxbannaan oo aan marnaba aqbali karin fara-gelin shisheeye.<\/p>\n<p>Dowladda Shiinuhu waxay caddaysay in ay ixtiraamayso madaxbanaanida iyo karaamada Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, iyada oo ku taagan mabda\u2019a ah Soomaaliya Soomaali baa leh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Shiinaha oo taageertay mowqofkii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay tahay dal madaxbannaan oo aan marnaba aqbali karin fara-gelin shisheeye. Dowladda Shiinuhu waxay caddaysay in ay ixtiraamayso madaxbanaanida iyo karaamada Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, iyada oo ku taagan mabda\u2019a ah Soomaaliya Soomaali baa leh.<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":442012,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-442009","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442009","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=442009"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":442011,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/442009\/revisions\/442011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/442012"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=442009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=442009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=442009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}