{"id":441961,"date":"2021-03-25T12:25:18","date_gmt":"2021-03-25T12:25:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=441961"},"modified":"2021-03-25T12:25:18","modified_gmt":"2021-03-25T12:25:18","slug":"galmudug-oo-bilowday-olole-nadaafadeed-oo-lagu-buufinaayo-xarumaha-dowladda-iyo-kuwa-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/galmudug-oo-bilowday-olole-nadaafadeed-oo-lagu-buufinaayo-xarumaha-dowladda-iyo-kuwa-shacabka\/","title":{"rendered":"Galmudug oo bilowday olole nadaafadeed oo lagu \u00a0buufinaayo xarumaha dowladda iyo kuwa shacabka"},"content":{"rendered":"<p>Magaaladana Samareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa markii ugu horeysay laga daah furay Mashruuca buufinta Xarumaha Bulshada iyo goobaha dadwaynaha, si loo xakameeyo faafida Xanuunka COVID-19 oo saameyn balaaran ku yeeshay dadka deegaanadaasi.<\/p>\n<p>Hey\u2019addaha MEGA iyo SOFA oo ay horkaceyso Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa si wadajir ah howshan buufinta uga bilaabey maanta Xarumaha loogu adeego bulshada sida aqalka Dowladda Hoose ee Samareeb.<\/p>\n<p>Tallaabadan ay qayb ka tahay dadaallada socda ee sahli kara in la dhimo kororka dadka uu soo ridanayo Xanuunkan markale kusoo laba kacleeyay Dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaaladana Samareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa markii ugu horeysay laga daah furay Mashruuca buufinta Xarumaha Bulshada iyo goobaha dadwaynaha, si loo xakameeyo faafida Xanuunka COVID-19 oo saameyn balaaran ku yeeshay dadka deegaanadaasi. Hey\u2019addaha MEGA iyo SOFA oo ay horkaceyso Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa si wadajir ah howshan buufinta uga bilaabey maanta Xarumaha loogu adeego bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":441962,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-441961","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441961","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=441961"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441961\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":441963,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441961\/revisions\/441963"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/441962"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=441961"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=441961"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=441961"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}