{"id":441954,"date":"2021-03-25T11:09:39","date_gmt":"2021-03-25T11:09:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=441954"},"modified":"2021-03-25T11:09:39","modified_gmt":"2021-03-25T11:09:39","slug":"wasiirada-arrimaha-dibadda-ee-faransiiska-jarmalka-iyo-talyaaniga-oo-booqasho-ku-tegay-liibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirada-arrimaha-dibadda-ee-faransiiska-jarmalka-iyo-talyaaniga-oo-booqasho-ku-tegay-liibiya\/","title":{"rendered":"Wasiirada arrimaha dibadda ee Faransiiska, Jarmalka iyo Talyaaniga oo booqasho ku tegay Liibiya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho.(SONNA):- <\/strong>Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Faransiiska, Jarmalka iyo Talyaaniga ayaa maanta booqasho wada jir ah ku tegay dalka Liibiya.<\/p>\n<p>Seddexdaan Wasiir \u00a0ayaa la kulmi doona madaxda Liibiya iyo qeybaha kala duwan ee bulshada si loo dhameystiro howlaha dib u heshiisiinta ee dalkaas.<\/p>\n<p>Beesha caalamka ayaa dhawaan ku guuleysatay in Liibiya loo dhiso xukuumad heshiis lagu yahay, taas oo u xilsaaran inay dalka ka hirgeliso dib u heshiiseen iyo doorasho.<\/p>\n<p>Liibiya waxaa sanadihii lasoo dhaafay ka socday dagaal sokeeye kaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca kumanaan qof.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Faransiiska, Jarmalka iyo Talyaaniga ayaa maanta booqasho wada jir ah ku tegay dalka Liibiya. Seddexdaan Wasiir \u00a0ayaa la kulmi doona madaxda Liibiya iyo qeybaha kala duwan ee bulshada si loo dhameystiro howlaha dib u heshiisiinta ee dalkaas. Beesha caalamka ayaa dhawaan ku guuleysatay in Liibiya loo dhiso xukuumad heshiis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":441955,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,7,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-441954","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-siyaasadda","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441954","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=441954"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":441956,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441954\/revisions\/441956"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/441955"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=441954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=441954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=441954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}