{"id":441874,"date":"2021-03-24T11:02:28","date_gmt":"2021-03-24T11:02:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=441874"},"modified":"2021-03-24T11:02:28","modified_gmt":"2021-03-24T11:02:28","slug":"jabuuti-iyo-sacuudi-oo-kawada-hadlay-iskaashiga-labada-dal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jabuuti-iyo-sacuudi-oo-kawada-hadlay-iskaashiga-labada-dal\/","title":{"rendered":"Jabuuti iyo Sacuudi oo kawada hadlay iskaashiga labada dal"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho.(SONNA):- <\/strong>Madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku qaabilay xafiiskiisa wasiirka arrimaha dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya\u00a0 mudane Feysal bin Farxaan bin Cabdullaahi\u00a0 oo booqasho ku tegay dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee Sacuudiga iyo madaxweynaha Jabuuti ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga ka dhaxeeya labada dowladood ee walaalaha ah.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa sidoo kale, ka wada hadlay horumarka ka socda gobalka iyo arrimaha caalamiga ah ee saameynta ku leh labad dal, sida ay sheegtay wakaaladda wararka\u00a0 Sacuudiga.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa goob joog ahaa wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti mudane Maxamuud Cali Yuusuf iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka socda labada dal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku qaabilay xafiiskiisa wasiirka arrimaha dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya\u00a0 mudane Feysal bin Farxaan bin Cabdullaahi\u00a0 oo booqasho ku tegay dalka Jabuuti. Wasiirka arrimaha dibadda ee Sacuudiga iyo madaxweynaha Jabuuti ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga ka dhaxeeya labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":441875,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-441874","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441874","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=441874"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":441876,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441874\/revisions\/441876"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/441875"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=441874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=441874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=441874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}