{"id":441869,"date":"2021-03-24T10:53:22","date_gmt":"2021-03-24T10:53:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=441869"},"modified":"2021-03-24T10:53:22","modified_gmt":"2021-03-24T10:53:22","slug":"congo-sassou-nguesso-oo-dib-loogu-doortay-madaxweynaha-congo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/congo-sassou-nguesso-oo-dib-loogu-doortay-madaxweynaha-congo\/","title":{"rendered":"Congo: \u00a0&#8220;Sassou Nguesso&#8221; oo dib loogu doortay madaxweynaha Congo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho.(SONNA):-<\/strong>\u00a0Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Congo ayaa sheegtay in Denis Sassou Nguesso dib loogu doortay madaxweynaha dalkaas doorashadii dhacday Khamiistii hore.<\/p>\n<p>Nguesso oo 77 jir ah ayaa helay 88.57% \u00a0codadkii la dhiibtay, wuxuuna sidaas ku noqday madaxweynaha dalka Congo shanta sano ee soo socota.<\/p>\n<p>Waxaa kaalinta labaad galay murashaxa mucaaradka \u00a0ee lagu magacaabo Jay Price Parfi Colillas oo helay 7.84 codadkii la tiriyay.<\/p>\n<p>Jay Price Parfi Colillas wuxuu cudurka Karoona Fayras ugu dhintay dalka Faransiiska Isniintii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Sassou Nguesso ayaa ka mid ah hoggaamiyaasha ugu xukunka dheer qaaradda Afrika, wuxuuna Congo xukumaayay tan iyo 1997.<\/p>\n<p>Doorashada ka dhacday dalka Congo isbuuci hore, waxaa ku tartamay toddobo murashax , sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee dalkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):-\u00a0Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Congo ayaa sheegtay in Denis Sassou Nguesso dib loogu doortay madaxweynaha dalkaas doorashadii dhacday Khamiistii hore. Nguesso oo 77 jir ah ayaa helay 88.57% \u00a0codadkii la dhiibtay, wuxuuna sidaas ku noqday madaxweynaha dalka Congo shanta sano ee soo socota. Waxaa kaalinta labaad galay murashaxa mucaaradka \u00a0ee lagu magacaabo Jay Price [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":441872,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-441869","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441869","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=441869"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441869\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":441873,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441869\/revisions\/441873"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/441872"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=441869"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=441869"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=441869"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}