{"id":441832,"date":"2021-03-24T08:05:48","date_gmt":"2021-03-24T08:05:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=441832"},"modified":"2021-03-24T08:05:48","modified_gmt":"2021-03-24T08:05:48","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-la-kulmay-imaamka-azhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-la-kulmay-imaamka-azhar\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Imaamka Azhar"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho.(SONNA):- <\/strong>wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxmaed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa la kulmay Imaamka Jaamacadda Al-Azhar Al-shariif Dr Axmed Al-Dayib.<\/p>\n<p>Imaamka ayaa ballan qaaday in Jaamacadda Azhar ay diyaar u tahay inay Soomaaliya ka caawiso wax kasta oo la xariira waxbarashada.<\/p>\n<p>Imaamku wuxu intaas ku daray inay ku guda jiraan sidii ay Soomaaliya ugu tababari lahaayeen imaamyada masaajidda, si kor loogu qaado aqoontooda diinta.<\/p>\n<p>Imaamka ayaa carrabka ku adkeeyay, sida ay muhiim u tahay in la iska kaashado sidii loola dagaalami lahaa fikirka xagjirnimada ah ee ay xanbaarsanyihiin kooxo aan aqoon u lahayn diinta Islaamka.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Soomaaliya ayaa dhankiisa sheegay in dadka Soomaaliyeed abaal weyn u hayaan Jaamacadda Al-Azhar, isagoo u mahadceliyay Imaamka iyo maamulka Jaamacadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxmaed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa la kulmay Imaamka Jaamacadda Al-Azhar Al-shariif Dr Axmed Al-Dayib. Imaamka ayaa ballan qaaday in Jaamacadda Azhar ay diyaar u tahay inay Soomaaliya ka caawiso wax kasta oo la xariira waxbarashada. Imaamku wuxu intaas ku daray inay ku guda jiraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":441847,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-441832","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441832","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=441832"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441832\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":441853,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441832\/revisions\/441853"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/441847"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=441832"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=441832"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=441832"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}