{"id":441760,"date":"2021-03-23T13:41:51","date_gmt":"2021-03-23T13:41:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=441760"},"modified":"2021-03-23T13:47:21","modified_gmt":"2021-03-23T13:47:21","slug":"raiisal-wasaaraha-itoobiya-oo-qiray-in-xadgudubyo-ka-dhan-ah-rayidka-ay-ka-dhaceen-gobalka-tigray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaaraha-itoobiya-oo-qiray-in-xadgudubyo-ka-dhan-ah-rayidka-ay-ka-dhaceen-gobalka-tigray\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya oo qiray in xadgudubyo ka dhan ah rayidka ay ka dhaceen gobalka Tigray"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho.(SONNA):- <\/strong>Ra&#8217;iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay qiray in xadgudubyo ka dhan ah dadka shacabka ay ka dhaceen gobalka Tigree-ga, intii uu dagaalka ka socday.<\/p>\n<p>Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa arrintaan ka hor sheegay baarlamaanka dalkaas \u00a0maanta oo talaada ah.<\/p>\n<p>Abiy Axmed ayaa yiri \u201c waxaa mas\u2019uuliyadda xadgudyadii dhacay qaadan doona askartii geysatay kufsiga ama boobtay hanti shacab\u201d<\/p>\n<p>Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareynka Anthony Blinken ayaa hore ugu eedeeyay dowladda Itoobioya inay xadgudubyo ka geysatay gobalka tigree-ga inkasta oo Itoobiya gaashaanka u daruurtay eedeyntaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Ra&#8217;iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay qiray in xadgudubyo ka dhan ah dadka shacabka ay ka dhaceen gobalka Tigree-ga, intii uu dagaalka ka socday. Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa arrintaan ka hor sheegay baarlamaanka dalkaas \u00a0maanta oo talaada ah. Abiy Axmed ayaa yiri \u201c waxaa mas\u2019uuliyadda xadgudyadii dhacay qaadan doona askartii geysatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":33,"featured_media":441761,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-441760","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441760","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/33"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=441760"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441760\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":441765,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441760\/revisions\/441765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/441761"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=441760"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=441760"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=441760"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}