{"id":441680,"date":"2021-03-22T16:37:07","date_gmt":"2021-03-22T16:37:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=441680"},"modified":"2021-03-22T16:37:07","modified_gmt":"2021-03-22T16:37:07","slug":"6-ruux-oo-ku-dhintay-qarax-ka-dhacay-afghanistan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/6-ruux-oo-ku-dhintay-qarax-ka-dhacay-afghanistan\/","title":{"rendered":"6 ruux oo  ku dhintay qarax ka dhacay Afghanistan"},"content":{"rendered":"<p>Lix ka mid ah ciidamada Police-ka Afghanistaan ayaa ku dhintay qarax ka dhacay gobalka Herat ee galbeedka dalkaas.<br \/>\nGuddoomiyaha gobalka Herat Sayid Waxiid Kaataale ayaa warbaahinta u xaqiijiyay dhimashada ciidamada ka tirsanaa Policw-ka dalkaas.<br \/>\nGudoomiyuhu wuxuu intaas ku daray in miino lagu aasay waddada dhinaceeda ay ku qaraxday gaari ay saarnaayeen ciidamada dhintay.<br \/>\nMa jirto cid sheegatay mas&#8217;uuliyadda qaraxa, inkasta oo dowladda Afghanistan ay ku eedeyso qaraxyada nuucaan ah kooxda Daalibaan ee ka dagaalanta dalkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lix ka mid ah ciidamada Police-ka Afghanistaan ayaa ku dhintay qarax ka dhacay gobalka Herat ee galbeedka dalkaas. Guddoomiyaha gobalka Herat Sayid Waxiid Kaataale ayaa warbaahinta u xaqiijiyay dhimashada ciidamada ka tirsanaa Policw-ka dalkaas. Gudoomiyuhu wuxuu intaas ku daray in miino lagu aasay waddada dhinaceeda ay ku qaraxday gaari ay saarnaayeen ciidamada dhintay. Ma jirto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":441681,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-441680","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441680","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=441680"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441680\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":441682,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/441680\/revisions\/441682"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/441681"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=441680"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=441680"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=441680"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}