{"id":440595,"date":"2021-03-17T15:01:23","date_gmt":"2021-03-17T12:01:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=440595"},"modified":"2021-03-17T15:01:23","modified_gmt":"2021-03-17T12:01:23","slug":"safiirka-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kulan-la-qaatay-wakiilka-jaamacadda-carabta-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-jabuuti-ee-soomaaliya-oo-kulan-la-qaatay-wakiilka-jaamacadda-carabta-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya oo kulan la qaatay Wakiilka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Dr Aadan Xasan Aadan oo shir jaraa\u2019id\u00a0 ku qabtay xaruunta safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyay kulan uu la qaatay safiirka cusub ee Jaamacadda Carabta ay u soo magacaawday\u00a0 Soomaaliya Danjire Saalax Al Juneed.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ahaa booqasho iyo wadashaqeyn dhex marta labada mas\u2019uul iyo sidii loo xoojin lahaa kaalinta Jaamacadda Carabta ay ku leedahay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Safiirka Jamhuuriyada Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadan ayaa sheegay in Jaamacadda Carabta looga baahanyahay xiligaan in kaalin firfircoon ay ka qaadato dhismaha dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda aan walalaha nahay ee Jabuuti ayaa kaalin weyn ka qaadata daganaanshaha iyo dib u dhiska Soomaaliya iyo la dagaallanka Argagixsada ee Al-Shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Dr Aadan Xasan Aadan oo shir jaraa\u2019id\u00a0 ku qabtay xaruunta safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya ayaa ka warbixiyay kulan uu la qaatay safiirka cusub ee Jaamacadda Carabta ay u soo magacaawday\u00a0 Soomaaliya Danjire Saalax Al Juneed. Kulanka ayaa ahaa booqasho iyo wadashaqeyn dhex marta labada mas\u2019uul iyo sidii loo xoojin lahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":440596,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-440595","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440595","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=440595"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":440597,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440595\/revisions\/440597"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/440596"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=440595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=440595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=440595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}