{"id":440592,"date":"2021-03-17T14:18:10","date_gmt":"2021-03-17T11:18:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=440592"},"modified":"2021-03-17T14:18:10","modified_gmt":"2021-03-17T11:18:10","slug":"itoobiya-oo-diidan-in-la-farageliyo-muranka-biyo-xireenka-niil-ee-kala-dhexeeya-masar-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/itoobiya-oo-diidan-in-la-farageliyo-muranka-biyo-xireenka-niil-ee-kala-dhexeeya-masar-suudaan\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo diidan in la farageliyo muranka biyo xireenka Niil ee kala dhexeeya Masar &#038; Suudaan"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa diiday dhex dhexaadiyeyaal kale oo Mareykanku ku jiro in ay soo galaan muranka salka ku haya biyo xireenka\u00a0 webiga Nile ee u dhexeeya, Suudaan, Itoobiya iyo Masar, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda.<\/p>\n<p>Dina Mufti oo ah afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ayaa war fidiyeenka u sheegay in Adis Ababa ay si weyn uga soo hor jeeddo in cid kale soo farageliso xiisadda taagan ee ka dhalatay biyo xireenka weyn ee Itoobiya sameysay.<\/p>\n<p>Inkastoo, Midowga Afrika uu ku jiro kula dab qaadista dhinacyada isku maandhaafsan arrintan ayaa haddana Itoobiya sheegaysaa in aysan raali ka aheyn in daraf kale soo galo.<\/p>\n<p>Hadalka Itoobiya ayaa imaanaya xilli Suudaan warqad rasmi ah u direy; Midowga Afrika, Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Mareykanka taas oo ay ku codsanayso in la soo farageliyo muranka taagan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa diiday dhex dhexaadiyeyaal kale oo Mareykanku ku jiro in ay soo galaan muranka salka ku haya biyo xireenka\u00a0 webiga Nile ee u dhexeeya, Suudaan, Itoobiya iyo Masar, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda. Dina Mufti oo ah afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ayaa war fidiyeenka u sheegay in Adis Ababa ay si weyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":440593,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-440592","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=440592"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":440594,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440592\/revisions\/440594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/440593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=440592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=440592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=440592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}