{"id":440580,"date":"2021-03-17T10:43:35","date_gmt":"2021-03-17T07:43:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=440580"},"modified":"2021-03-17T10:43:35","modified_gmt":"2021-03-17T07:43:35","slug":"madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-malaaq-xasan-shure","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-koofur-galbeed-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-malaaq-xasan-shure\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Koofur Galbeed oo ka tacsiyeeyay geerida Malaaq Xasan Shure"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda reer Koonfur Galbeed, gaar ahaan qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Allaha u naxariistee Malaaq Xasan Shure Maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa xusay in Malaaqu uu ahaa hormuud dhaqan, door muuqdana ka soo qaatay dib u heshiisiinta, adkeynta wadajirka iyo dadaalladii dib u dhiska dowladnimada.<\/p>\n<p>\u201cInnaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Alle ha u naxariistee Malaaq Xasan Shure Maxamuud oo ka mid ahaa tiirarka dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo xalay ku geeriyooday magaalada Baydhabo. Malaaqu waxa uu astaan u ahaa saldanad dhaqan oo facweyn oo kaalin muhiim ah kaga jirtay wada noolaashaha bulshada Koonfur Galbeed iyo guud ahaan dalka.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Marxuumka Alle u weydiiyay in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskiisa iyo guud ahaan reer Koonfur Galbeed ee uu ka geeriyooday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda reer Koonfur Galbeed, gaar ahaan qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Allaha u naxariistee Malaaq Xasan Shure Maxamuud. Madaxweynaha ayaa xusay in Malaaqu uu ahaa hormuud dhaqan, door muuqdana ka soo qaatay dib u heshiisiinta, adkeynta wadajirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":440583,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-440580","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440580","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=440580"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440580\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":440584,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440580\/revisions\/440584"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/440583"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=440580"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=440580"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=440580"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}