{"id":440576,"date":"2021-03-17T10:30:59","date_gmt":"2021-03-17T07:30:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=440576"},"modified":"2021-03-17T10:58:12","modified_gmt":"2021-03-17T07:58:12","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-saxiixay-buugga-tacsida-ee-madaxweynihii-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-saxiixay-buugga-tacsida-ee-madaxweynihii-geeriyooday\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Rooble oo saxiixay buugga tacsida ee madaxweynihii hore Cali Mahdi"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)\u2026Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday gogosha tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum Cali Mahdi Maxamed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa saxiixay buugga tacsida, ayaa la kulmay qoyska iyo qaraabada marxuumka, guddigii tacsida \u00a0iyo odayaasha dhaqanka ee ka shaqeynayay \u00a0tacsida marxuum Cali Mahdi Maxamed.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan Soomaali oo dhan, qoyskii iyo eheladiisa uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh \u00a0marxuum Cali Mahdi Maxamed, Madaxweynihii hore. Waxaan Ilaahey uga baryayaa in uu qabriga u waasiciyo, aan ducada u badinno in uu ilaahey naxariistii janno geeyo\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo hadal kooban ka jeediyay \u00a0goobta.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa u mahadceliyay \u00a0guddiyadii Aaska Qaran, Qoyska iyo duubabka \u00a0dhaqanka ee sida wanaagsan uga shaqeeyay \u00a0aaska madaxweynihii hore marxuum Cali Mahdi Maxamed, isagoo shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ay u duceeyaan marxuumka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)\u2026Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday gogosha tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum Cali Mahdi Maxamed. Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa saxiixay buugga tacsida, ayaa la kulmay qoyska iyo qaraabada marxuumka, guddigii tacsida \u00a0iyo odayaasha dhaqanka ee ka shaqeynayay \u00a0tacsida marxuum Cali Mahdi Maxamed. \u201cWaxaan Soomaali oo dhan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":440578,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-440576","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440576","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=440576"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":440589,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440576\/revisions\/440589"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/440578"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=440576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=440576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=440576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}