{"id":440569,"date":"2021-03-17T10:34:51","date_gmt":"2021-03-17T07:34:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=440569"},"modified":"2021-03-17T10:34:51","modified_gmt":"2021-03-17T07:34:51","slug":"wasiirka-amniga-soomaaliya-oo-la-kulmay-raisul-wasaaraha-qatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-amniga-soomaaliya-oo-la-kulmay-raisul-wasaaraha-qatar\/","title":{"rendered":"Wasiirka Amniga Soomaaliya oo la kulmay Ra\u2019isul wasaaraha Qatar"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Qatar Shiikh Khaalid bin Khaliifa bin C\/Caziiz Al Thaani ayaa xafiiskiisa Ku qaabilay Wasiirka Amniga Soomaaliya, Xasan Xuntubey Jimcaale, waxa ayna ka wada hadlen kaashiga amniga ee laba dal ee Soomaalia iyo Qatar.<\/p>\n<p>\u201cWaxana aan ka wada hadalnay is kaashiga amniga ee laba dal ee Soomaalia iyo Qatar, anigoo kaga mahadceliyay tageerada dowlada Qatar ay la garab taagantahay shacabka iyo xakuumada soomaaliya,\u201dwasiirka Amniga Xasan Xundubey Jimcaale.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga ayaa maalmahan ku sugnaa dalkaas ayaa la kulmay mas\u2019uuliyiin kala duwan isagoo kala hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac gaar ahaan nabad geliyada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Qatar Shiikh Khaalid bin Khaliifa bin C\/Caziiz Al Thaani ayaa xafiiskiisa Ku qaabilay Wasiirka Amniga Soomaaliya, Xasan Xuntubey Jimcaale, waxa ayna ka wada hadlen kaashiga amniga ee laba dal ee Soomaalia iyo Qatar. \u201cWaxana aan ka wada hadalnay is kaashiga amniga ee laba dal ee Soomaalia iyo Qatar, anigoo kaga mahadceliyay tageerada dowlada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-440569","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440569","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=440569"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440569\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=440569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=440569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=440569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}