{"id":440558,"date":"2021-03-17T09:09:20","date_gmt":"2021-03-17T06:09:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=440558"},"modified":"2021-03-17T09:10:10","modified_gmt":"2021-03-17T06:10:10","slug":"sacuudiga-oo-dooneysa-in-turkiga-ay-ka-iibsadaan-diyaaradaha-drones-ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sacuudiga-oo-dooneysa-in-turkiga-ay-ka-iibsadaan-diyaaradaha-drones-ka\/","title":{"rendered":"Sacuudiga oo doonaya in Turkiga ay ka iibsadaan diyaaradaha drones-ka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxda Dalka Sacuudiga ayaa doonaya in ay dalka Turkiga ka iibsadaan qalab mileteri oo ay ka mid yihiin diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka iyo agab kale oo ciidan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in tallaabadaasi ay calaamad u noqon karto isu soo dhawaanshaha labada xukuumad ee iskaga soo horjeeda.<\/p>\n<p>gobolka .<\/p>\n<p>Xiriirka Ankara iyo Riyadh ayaa xumaaday tan iyo markii suxufiga Jamal Khashoggi lagu dilay qunsuliyada Sacuudiga ee magaalada Istanbul sanadkii 2018.<\/p>\n<p>Riyaadh ayaa horey heshiis dhanka tiknoolajiyadda ah ula gashay shirkadda gaarka loo leeyahay ee Vestel ee laga leeyahay dalka Turkiga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda Dalka Sacuudiga ayaa doonaya in ay dalka Turkiga ka iibsadaan qalab mileteri oo ay ka mid yihiin diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka iyo agab kale oo ciidan. Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in tallaabadaasi ay calaamad u noqon karto isu soo dhawaanshaha labada xukuumad ee iskaga soo horjeeda. gobolka . [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":440559,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-440558","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=440558"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":440561,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440558\/revisions\/440561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/440559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=440558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=440558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=440558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}