{"id":440530,"date":"2021-03-16T20:00:36","date_gmt":"2021-03-16T17:00:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=440530"},"modified":"2021-03-16T20:00:36","modified_gmt":"2021-03-16T17:00:36","slug":"icj-oo-maalintii-labaad-dhageysatay-kiiska-dacwadda-baddeenna-oo-ay-muranka-gelisay-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/icj-oo-maalintii-labaad-dhageysatay-kiiska-dacwadda-baddeenna-oo-ay-muranka-gelisay-kenya\/","title":{"rendered":"ICJ oo maalintii labaad dhageysatay kiiska dacwadda baddeenna oo ay muranka gelisay Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Maanta oo Talaado ah taariikhduna ay ku beegantahay 16.bisha ayaa waxaa mar kale dib uga billaabatay maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ ee magaalada The Hague dhagaysiga dacwadda baddeyn oo ay muranka galisay \u00a0Kenya.<\/p>\n<p>Sidii shalay Kenya kama aysan ka soo qeyb-galin dhageysiga garmahqalka hase ahaatee xubnaha dowladda Soomaaliya ku matalayay ayaa xaadir ku ahaayeen.<\/p>\n<p>Wafdi uu hoggaamiyo Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ku sugan goobta ay ku socoto dhageysiga Maxkamada waxaana boqolkiiba boqol la filayaa inay soomaaliga ku guueleysato.<\/p>\n<p>Kenya ayaa horay tiro kabadan sedex jeer \u00a0uga codsatay maxkamada cadaalada ICJ in dib loo dhigo dhageysiga dacwada balse Soomaaliya oo dhowreyso nidaamka cadaalada dunida ayaa aqbashay hase ahaatee balantii ugu dambeysay\u00a0 iyadoo saacado ay ka harsanyihiin keyna ayaa sheegtay inaysan kasoo qeyb-gali doono.<\/p>\n<p>Dacwada baddeyna oo ay muranka galisay Kenya ayaa soo socday in kabadan 7 sano waana dhegeysigii ugu horeey iyo wareegii koowaad,Soomaaliya ayaa shalay iyo maanta laheyd jadwalka garmaqalka waxaana sida qorshu yahay uu ku ektagay dhageysiga 24-Bishaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Maanta oo Talaado ah taariikhduna ay ku beegantahay 16.bisha ayaa waxaa mar kale dib uga billaabatay maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ ee magaalada The Hague dhagaysiga dacwadda baddeyn oo ay muranka galisay \u00a0Kenya. Sidii shalay Kenya kama aysan ka soo qeyb-galin dhageysiga garmahqalka hase ahaatee xubnaha dowladda Soomaaliya ku matalayay ayaa xaadir ku ahaayeen. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-440530","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440530","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=440530"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440530\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":440531,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440530\/revisions\/440531"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=440530"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=440530"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=440530"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}