{"id":440513,"date":"2021-03-16T18:00:47","date_gmt":"2021-03-16T15:00:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=440513"},"modified":"2021-03-16T18:00:47","modified_gmt":"2021-03-16T15:00:47","slug":"maxkamadda-icj-oo-markale-bilowday-dhageysiga-dacwadda-baddeenna-ee-ay-kenya-muranka-gelisay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-icj-oo-markale-bilowday-dhageysiga-dacwadda-baddeenna-ee-ay-kenya-muranka-gelisay\/","title":{"rendered":"Maxkamadda ICJ oo markale bilowday dhageysiga dacwadda baddeenna ee ay Kenya muranka gelisay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ergada Soomaaliya ku matalaya dhageysiga dacwadda badda Soomaaliya ee ay Kenya muranka gelisay oo uu hogaaminayo Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa markale gudaha u galay xarunta maxkamadda cadaaladda adduunka, halkaasi oo maalinta labaad ka soconeysa dhageysiga kiiska badda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaanu maalinta labaad gudaha u galnay Guriga Nabadda ee Maxkamadda Cadaaladda Adduunka oo ay ka socoto dhagaysiga kiiska baddeena ee inagala dhaxeeya Kenya\u201d.ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ergada Soomaaliya ku matalaya dhageysiga dacwadda badda Soomaaliya ee ay Kenya muranka gelisay oo uu hogaaminayo Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa markale gudaha u galay xarunta maxkamadda cadaaladda adduunka, halkaasi oo maalinta labaad ka soconeysa dhageysiga kiiska badda. \u201cWaxaanu maalinta labaad gudaha u galnay Guriga Nabadda ee Maxkamadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":440514,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-440513","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440513","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=440513"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440513\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":440515,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440513\/revisions\/440515"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/440514"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=440513"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=440513"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=440513"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}