{"id":440369,"date":"2021-03-14T11:43:29","date_gmt":"2021-03-14T08:43:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=440369"},"modified":"2021-03-14T11:43:29","modified_gmt":"2021-03-14T08:43:29","slug":"guddiga-gurmadka-abaaraha-oo-shaaciyay-in-ay-heleen-baaqyo-caalami-ah-oo-ku-aadan-wax-u-qabashada-dadka-la-ildaran-abaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-gurmadka-abaaraha-oo-shaaciyay-in-ay-heleen-baaqyo-caalami-ah-oo-ku-aadan-wax-u-qabashada-dadka-la-ildaran-abaaraha\/","title":{"rendered":"Guddiga gurmadka abaaraha oo shaaciyay in ay heleen baaqyo caalami ah oo ku aadan wax u qabashada dadka la ildaran abaaraha"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga gurmadka abaaraha ee xukuumadda Soomaaliya u xil saartay ka jawaabista xaaladaha abaaraha ayaa sheegay in ay heleen jawaabo wax ku ool ah oo ku aadan wax u qabashada dadka ay saameeyeen abaarahaasi .<\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo maanta magaalada Muqdisho ku qabteen guddoomiyaha guddiga ahna wasiirka maaliyadda, wasiirka warfaafinta iyo wasiirka gargaarka Soomaaliya ayay ku sheegeen in hey\u2019ado iyo ururo kale oo caalamiga ah ay diyaar u yihiin ka qeybqaadashada howlaha lagu samatabixinaayo dadka maatida ah<\/p>\n<p>Khadiijo Maxamed Diiriye, wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ayaa sheegtay 9.5 milyan oo Soomaali ah heysato dhibaatooyin ka dhashay isbedelka cimilada, abaaraha, fatahaadaha iyo duruufo kale.<\/p>\n<p>Waxay xustay in dowladdu xooga saartay sidii loo yareyn lahaa khataraha ka dhashay dhibaatooyinka is barkaday ee dadka Soomaaliyeed saameeyay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga ahna wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Dr. C\/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in hey\u2019ado dhowr ah ka soo jawaabeen baaqii guddiga u direy, hey\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku dubaridda gargaarka aadanaha ee UNOCHA, Bankiga adduunka iyo ururka iskaashiga dalalka Islaamka ee OIC aya kamid ah dhinacyada falcelinta ka heleen.<\/p>\n<p>Wasiir Beyle, ayaa carrabka ku adkeeyay in dadka Soomaaliyeed ay tahay in ay ayaga isku tashtaan isla markaana ka faa\u2019ideystaan kheyraadka Alle ku maneystay ee dhulkooda yaala.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, mudane Cismaan Abokor Dubbe, ayaa warbaahinta ku booriyay in ay u istaagaan sidii wacyigelinta bulshada loo gaarsiin lahaa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga gurmadka abaaraha ee xukuumadda Soomaaliya u xil saartay ka jawaabista xaaladaha abaaraha ayaa sheegay in ay heleen jawaabo wax ku ool ah oo ku aadan wax u qabashada dadka ay saameeyeen abaarahaasi . Shir jaraa\u2019id oo maanta magaalada Muqdisho ku qabteen guddoomiyaha guddiga ahna wasiirka maaliyadda, wasiirka warfaafinta iyo wasiirka gargaarka Soomaaliya ayay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":440370,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-440369","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440369","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=440369"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":440371,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440369\/revisions\/440371"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/440370"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=440369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=440369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=440369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}