{"id":440210,"date":"2021-03-12T11:03:04","date_gmt":"2021-03-12T08:03:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=440210"},"modified":"2021-03-12T13:05:21","modified_gmt":"2021-03-12T10:05:21","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-ka-qeybgalay-salaadda-janaasada-ee-marxuum-cali-mahdi-maxamed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ka-qeybgalay-salaadda-janaasada-ee-marxuum-cali-mahdi-maxamed\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay salaadda janaasada ee marxuum Cali Mahdi Maxamed"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa manta garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho uga qeybgalay tukashada salaadda janaasada ee madaxweynihii hore marxuum Cali Mahdi Maxamed.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo tukakasha salaadaasi ka qeybgalay ra\u2019isul wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka,wasiirro iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee, Cali Mahdi Maxamed, ayaa arbacadii ku geeriyooday isbitaal ku yaala dalka Kenya ka dib markii laga heley cudurka COVID-19<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa manta garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho uga qeybgalay tukashada salaadda janaasada ee madaxweynihii hore marxuum Cali Mahdi Maxamed. Waxaa kaloo tukakasha salaadaasi ka qeybgalay ra\u2019isul wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka,wasiirro iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan gobolka Banaadir. Allaha u naxariistee, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":440214,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-440210","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440210","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=440210"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":440220,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440210\/revisions\/440220"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/440214"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=440210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=440210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=440210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}