{"id":440191,"date":"2021-03-11T21:44:37","date_gmt":"2021-03-11T18:44:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=440191"},"modified":"2021-03-11T21:44:37","modified_gmt":"2021-03-11T18:44:37","slug":"wasiirka-warfaafinta-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-nuuradiin-axmed-caalin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-nuuradiin-axmed-caalin\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Nuuradiin Axmed Caalin"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Cusmaan Abokor Dubbe, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan maamulka iyo howl-wadeenada Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Nuuraddiin Axmed Caalin oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa tilmaamay in Marxuum Nuuraddiin oo sidoo kale ka mid ahaa ciidamada Booliiska Qaranka uu waqti badan kusoo bixiyay u adeegidda dalkiisa iyo dadkiisa isla markaana uu door lama hilmaamaan kulahaa shaqada Warbaahinta Qaranka.<\/p>\n<p>\u201cAlle ha u naxariistee Marxuum Nuuraddiin Axmed Caalin waxa uu door weyn kasoo qaatay nabadda, dib u dhiska dowladnimad iyo horumarinta warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed. Waxa uu ahaa muwaadin ay ka go\u2019nayd hufnaan u gudashada howlaha muhiimka ah ee uu Qarankiisa u hayay\u201d.<\/p>\n<p>Wasiir Dubbe ayaa Marxuumka Alle u weydiiyey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskiisa iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday.<\/p>\n<p>INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Cusmaan Abokor Dubbe, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan maamulka iyo howl-wadeenada Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Nuuraddiin Axmed Caalin oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa tilmaamay in Marxuum Nuuraddiin oo sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":440195,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-440191","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440191","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=440191"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440191\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":440201,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440191\/revisions\/440201"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/440195"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=440191"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=440191"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=440191"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}