{"id":440188,"date":"2021-03-11T21:45:13","date_gmt":"2021-03-11T18:45:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=440188"},"modified":"2021-03-11T21:45:13","modified_gmt":"2021-03-11T18:45:13","slug":"wasiirka-caafimaadka-oo-ka-warbixisay-xaaladihii-ugu-dambeeyay-covid-19-ee-dalka-11","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-oo-ka-warbixisay-xaaladihii-ugu-dambeeyay-covid-19-ee-dalka-11\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay <strong>107<\/strong>\u00a0xaalado cusub oo COVID-19 ah\u00a0<strong>24<\/strong>-kii saac ee la soo dhaafay,\u00a0<strong>11<\/strong>\u00a0qof ayaana u geeriyootay, waxaana ka bogsatay\u00a0<strong>25<\/strong>\u00a0ruux.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay Somaliland (<strong>39<\/strong>) gobalka Banaadir (<strong>26<\/strong>), Koonfur Galbeed (<strong>21<\/strong>) Hirshabeelle (<strong>11<\/strong>), Jubbaland (<strong>9<\/strong>) iyo Hirshabeelle (<strong>1<\/strong>) qof,\u00a0<strong>61<\/strong>\u00a0ka mid ah bukaannada la xaqiijiyay waa rag, halka\u00a0<strong>46<\/strong>-na ay yihiin haween.<\/p>\n<p>Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan geliyay ayaa gaartay\u00a0<strong>8,820<\/strong>\u00a0waxaa bogsootay\u00a0<strong>4,079<\/strong>\u00a0Ruux. guud ahaan\u00a0<strong>338\u00a0<\/strong>ruux oo kale ayaa u geeriyootay.<\/p>\n<p>Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa bulshada ka codsatay inay qaataan talooyinka caafimaad ee laga helayo khuburada caafimaadka ku takhasusay iyo wacyi gelinta kale ee bulshada lagu ogeysiinayo khatarta cudurkaan uu dadka ku keeni karo, maadaama uu markale soo labo kacleeyay halista cudurka COVID-19.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-440190\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/COVID-19-7.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"585\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/COVID-19-7.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/COVID-19-7-300x163.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/COVID-19-7-768x416.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/COVID-19-7-1024x555.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 107\u00a0xaalado cusub oo COVID-19 ah\u00a024-kii saac ee la soo dhaafay,\u00a011\u00a0qof ayaana u geeriyootay, waxaana ka bogsatay\u00a025\u00a0ruux. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":440192,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-440188","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440188","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=440188"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440188\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":440202,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440188\/revisions\/440202"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/440192"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=440188"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=440188"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=440188"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}