{"id":440165,"date":"2021-03-11T13:08:41","date_gmt":"2021-03-11T10:08:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=440165"},"modified":"2021-03-11T13:09:42","modified_gmt":"2021-03-11T10:09:42","slug":"wasaaradda-caafimaadka-oo-qalabka-lagu-baaro-covid-19-ku-wareejisay-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-qalabka-lagu-baaro-covid-19-ku-wareejisay-galmudug\/","title":{"rendered":"Wasaaradda caafimaadka XFS oo qalab caafimaad ku wareejisay Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa wasaaradda caafimaadka XFS iyo hey\u2019adda WHO kala wareegtay agab caafimaad oo isugu jira kuwa looga hor tagayo iyo qalabka lagu baaro safmarka COVID-19.<\/p>\n<p>Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, oo ah agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa sheegay in agabkan la gaarsiin doono dhammaan isbitaalada maamulka, isagoo u mahad celiyay dowladda federaalka iyo WHO sida deg deg ah oo ay uga jawaabeen codsigii ay u dirsadeen kal hore.<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa qeyb ka ah dadaalada lagu xakameynayo cudurka coronavirus oo haddda ku soo labo kacleeyay dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa wasaaradda caafimaadka XFS iyo hey\u2019adda WHO kala wareegtay agab caafimaad oo isugu jira kuwa looga hor tagayo iyo qalabka lagu baaro safmarka COVID-19. Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, oo ah agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa sheegay in agabkan la gaarsiin doono dhammaan isbitaalada maamulka, isagoo u mahad celiyay dowladda federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":440166,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-440165","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440165","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=440165"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440165\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":440168,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440165\/revisions\/440168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/440166"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=440165"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=440165"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=440165"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}