{"id":440134,"date":"2021-03-11T11:29:16","date_gmt":"2021-03-11T08:29:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=440134"},"modified":"2021-03-11T11:30:10","modified_gmt":"2021-03-11T08:30:10","slug":"madaxweynaha-jubbaland-iyo-safiirka-mareykanka-oo-ka-wadahadlay-arrimo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jubbaland-iyo-safiirka-mareykanka-oo-ka-wadahadlay-arrimo-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubbaland iyo Safiirka Mareykanka oo ka wadahadlay arrrimo muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa manta ka wadahadlay arrimo la xiriira dhinaca \u00a0doorashooyinka iyo \u00a0sidii looga gudbi karo caqabadaha jira ee hakiyay doorashada.<\/p>\n<p>Kulankaasi waxaa sidoo kale looga hadlay sidii \u00a0shirarka soo socdo uu u \u00a0noqon lahaa mid guuleysta oo ay ku qancaan dhinacyada siyaasadda dalka.<\/p>\n<p>Mareykanka, Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobey ayaa si weyn Madaxda Siyaasadda cadaadis ugu saaraya sidii heshiis looga gaari lahaa hirgelinta doorashada iyadoo laga amba qaadayo heshiiskii doorashooyinka ee 17 September ee sanadkii hore.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa manta ka wadahadlay arrimo la xiriira dhinaca \u00a0doorashooyinka iyo \u00a0sidii looga gudbi karo caqabadaha jira ee hakiyay doorashada. Kulankaasi waxaa sidoo kale looga hadlay sidii \u00a0shirarka soo socdo uu u \u00a0noqon lahaa mid guuleysta oo ay ku qancaan dhinacyada siyaasadda dalka. Mareykanka, Midowga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":440149,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-440134","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440134","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=440134"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440134\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":440154,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440134\/revisions\/440154"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/440149"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=440134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=440134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=440134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}