{"id":440091,"date":"2021-03-10T19:20:34","date_gmt":"2021-03-10T16:20:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=440091"},"modified":"2021-03-10T19:20:35","modified_gmt":"2021-03-10T16:20:35","slug":"sheekh-bashiir-shaqada-ka-socota-isbitaal-martiini-waa-jihaad-oo-kale-ee-halaga-wada-qeyb-qaato","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sheekh-bashiir-shaqada-ka-socota-isbitaal-martiini-waa-jihaad-oo-kale-ee-halaga-wada-qeyb-qaato\/","title":{"rendered":"Sheekh Bashiir \u201cShaqada ka socota Isbitaal Martiini waa Jihaad oo kale ee halaga wada qeyb qaato\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Hay\u2019adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bulshada ugu baaqday inay ka qeyb qaataan howlaha loogu gurmanayo isbitaalka Martiini oo ka mid ah goobaha lagu daweeyo dadka uu soo rito cudurka COVID-19.<\/p>\n<p>Sheekh Bashiir Axmed Salaad Guddoomiyaha hay\u2019adda culimada Soomaaliyeed oo ka mid ahaa culimaa\u2019udiin maanta booqatay Isbitaalka ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday inay ka qeyb qaataan u gurmashada Isbitaalka oo u baahan in laga caawiyo qalabka neef bixiye (oxygen).<\/p>\n<p>\u201cWaxaa fariin ka soo direynaa isbitaalka jihaadka uu ka socdo oo ah Isbitaalka Martiini, oo shaqada lagu hayo \u00a0jihaad u dhiganto waa badbaadinta dadka Muslimiinta Soomaaliyeed oo maanta cudurkaas uu dadka dilanaayo, akoonada waxaa maamuli doono culimo iyo dad isxilqaamay, waxaa la joogaa waqtigii la isu gurman lahaa ee soo gurmada, Allaha naga dhigo kuwii iskaalmeeya oo liibaana\u201d ayuu yiri Sheekh Bashiir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Hay\u2019adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bulshada ugu baaqday inay ka qeyb qaataan howlaha loogu gurmanayo isbitaalka Martiini oo ka mid ah goobaha lagu daweeyo dadka uu soo rito cudurka COVID-19. Sheekh Bashiir Axmed Salaad Guddoomiyaha hay\u2019adda culimada Soomaaliyeed oo ka mid ahaa culimaa\u2019udiin maanta booqatay Isbitaalka ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday inay ka qeyb qaataan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":440093,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-440091","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440091","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=440091"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":440095,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440091\/revisions\/440095"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/440093"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=440091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=440091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=440091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}