{"id":440037,"date":"2021-03-10T09:03:43","date_gmt":"2021-03-10T06:03:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=440037"},"modified":"2021-03-10T09:04:41","modified_gmt":"2021-03-10T06:04:41","slug":"shiinaha-iyo-ruushka-oo-qorsheynaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shiinaha-iyo-ruushka-oo-qorsheynaya-dhismaha-xarun-dayax-gacmeed\/","title":{"rendered":"Shiinaha iyo Ruushka oo qorsheynaya dhismaha xarun dayax gacmeed"},"content":{"rendered":"<p>Wakaaladda hawada sare ee Ruushka Roscosmos ayaa sheegtay inay heshiis la saxiixatay Maamulka Hawada sare ee Shiinaha si loo horumariyo cilmi-baarista la xiriirta oogada dusha sare ee dayaxa iyo meerayaasha kale.<\/p>\n<p>Tallaabadaan ayaa ku soo beegantay iyadoo Ruushku isu diyaarinayo xuska sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegatay duulimaadkii ugu horeeyay ee ay ku tagaan xagga \u200b\u200bcirka .<\/p>\n<p>Dhismaha saldhigga caalamiga ee Dayax-gacmeedka ayaa fulin doona cilmi-baaris ballaaran oo ay ka mid yihiin sahaminta iyo ka faa\u2019iideysiga dayaxa,iyado Ruushka iyo Shiinaha labaduba ay iska kaashan doonaan qorshaynta, qaabaynta, horumarinta iyo hawlgalinta xarunta cilmibaarista.<\/p>\n<p>Bayaan ka soo baxay wakaaladaha hawada ee labada dal ayaa lagu sheegay in mashruucaan la filayo in ay ku soo biiraan ama la la heli wadamo kale oo ka qeybqaata.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaaladda hawada sare ee Ruushka Roscosmos ayaa sheegtay inay heshiis la saxiixatay Maamulka Hawada sare ee Shiinaha si loo horumariyo cilmi-baarista la xiriirta oogada dusha sare ee dayaxa iyo meerayaasha kale. Tallaabadaan ayaa ku soo beegantay iyadoo Ruushku isu diyaarinayo xuska sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegatay duulimaadkii ugu horeeyay ee ay ku tagaan xagga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":440038,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-440037","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440037","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=440037"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440037\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":440040,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/440037\/revisions\/440040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/440038"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=440037"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=440037"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=440037"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}