{"id":439668,"date":"2021-03-04T18:21:10","date_gmt":"2021-03-04T15:21:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=439668"},"modified":"2021-03-04T18:21:10","modified_gmt":"2021-03-04T15:21:10","slug":"doorka-barlamaanka-federaalka-soomaaliya-ee-xakameynta-covid-19-oo-laga-hadlay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/doorka-barlamaanka-federaalka-soomaaliya-ee-xakameynta-covid-19-oo-laga-hadlay-sawirro\/","title":{"rendered":"Doorka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee xakameynta COVID-19 oo laga hadlay \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay doorka Xildhibaannada uga aadan xakameynta cudurka COVID-19, kaasi oo fara ba\u2019an ku haya dalkeenna.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdi Shire Cayaar jecel, Senator Zamzam Ibraahim Cali iyo Senator Nuuro Faarax Jaamac oo ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya, Golaha shacabka iyo Golaha Aqalka Sare, kana qeyb galay barnaamij dood furan ah oo lagu falan qeynayay sida loo dhaqan gelin karo go\u2019aannada Xukuumada ka soo baxay iyo doorka Xildhibaannada uga aadan, ayaa sheegay inay dhankooda gacan weyn ka geysan doonaan wacyigelinta bulshada.<\/p>\n<p>Xildhibaannada ayaa xusay in telefoonada ay bulshada ugu soo dhaceyso fariimo wacyigelin ah oo ay ugu horeysay marka qofka uu telefon gacanta ah ehelkiisa iyo asaxaabtiisa wacayaan, taasi oo qeyb lixaad ah ka qaadan kara xakameynta cudurka COVID-19.<\/p>\n<p>Xildhibaannada ayaa waxa ay tilmaameen in uu jiro dadaal aad u xogan oo ay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Wasaaradda Caafmaadka \u00a0ay waddo, iyagoo ganacsatada ugu baaqay in isbitaalada ay dhaqaale ku kabaan si bukaanada uu soo rito cudurka COVID-19 loogu gado haanta neefbixiyaha ah (<strong>Oxygen<\/strong>)<\/p>\n<p>Sheekh Axmed Cabdi Cumar oo ah nin sharci yaqaan ah, kana mid ha mashaa\u2019iqda Soomaaliyeed oo isna barnaamijka ka qeyb galay ayaa soo jeediyay in la joogteeyo wacyigelinta bulshada, si shacabka ay faham buuxda uga helaan saameynta cudurka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-439669\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1bf24312-329f-43d2-b0cb-68d8caa54b0f.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1bf24312-329f-43d2-b0cb-68d8caa54b0f.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1bf24312-329f-43d2-b0cb-68d8caa54b0f-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1bf24312-329f-43d2-b0cb-68d8caa54b0f-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1bf24312-329f-43d2-b0cb-68d8caa54b0f-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-439670\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/535e256f-ef14-469f-ad33-d618d05fdb5a.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/535e256f-ef14-469f-ad33-d618d05fdb5a.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/535e256f-ef14-469f-ad33-d618d05fdb5a-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/535e256f-ef14-469f-ad33-d618d05fdb5a-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/535e256f-ef14-469f-ad33-d618d05fdb5a-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-439671\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/d5c4077b-fb50-45fb-9e82-f7ae2f618c65.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/d5c4077b-fb50-45fb-9e82-f7ae2f618c65.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/d5c4077b-fb50-45fb-9e82-f7ae2f618c65-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/d5c4077b-fb50-45fb-9e82-f7ae2f618c65-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/d5c4077b-fb50-45fb-9e82-f7ae2f618c65-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay doorka Xildhibaannada uga aadan xakameynta cudurka COVID-19, kaasi oo fara ba\u2019an ku haya dalkeenna. Xildhibaan Cabdi Shire Cayaar jecel, Senator Zamzam Ibraahim Cali iyo Senator Nuuro Faarax Jaamac oo ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya, Golaha shacabka iyo Golaha Aqalka Sare, kana qeyb galay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":439671,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-439668","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439668","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=439668"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439668\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":439672,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439668\/revisions\/439672"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/439671"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=439668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=439668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=439668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}