{"id":439653,"date":"2021-03-04T17:52:49","date_gmt":"2021-03-04T14:52:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=439653"},"modified":"2021-03-04T17:52:49","modified_gmt":"2021-03-04T14:52:49","slug":"taliyaha-booliska-oo-ka-tacsiyadeeyey-geerida-ku-timid-aun-gen-cismaan-maxamud-siyaad-koriyeeri-saraakiil-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-booliska-oo-ka-tacsiyadeeyey-geerida-ku-timid-aun-gen-cismaan-maxamud-siyaad-koriyeeri-saraakiil-kale\/","title":{"rendered":"Taliyaha Booliska oo ka Tacsiyadeeyey geerida ku timid AUN Gen Cismaan Maxamud Siyaad &#8220;Koriyeeri&#8221; &#038; Saraakiil kale"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Cabdi Xasan Maxamed &#8220;Xijaar&#8221; ayaa ka tacsiyadeeyay Geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Gen Osman Mohamud Siyaad (Koryeeri) oo maanta ku geeriyooday magaaladda Muqdisho, waxaana uu ka mid ahaa Sarreeyeyaasha ugu\u00a0 firfircoon ee Booliska.<\/p>\n<p>&#8220;Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun, geeridu waa Xaq, ilaahay ha u naxariisto S\/guuto Osman Mohamud Siyaad ( Gen Koryeeri) oo u geeriyooday xanuun, Sarreeyuhu wuxuu ahaa xubin firfircoon oo ka mid ah xubnaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, waxaan ilaahay uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ku irsaaqo&#8221; ayuu yiri Gen. Xijaar.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa tacsi wadareed u diray Col Jimcaale, G\/Le Daahiye, Dhamme Muxudin Axmed iyo L\/x\/le Cabdi, kuwaasi oo dhammaantood ka wada tirsanaa Saraakiisha\u00a0 Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, iyaggoo u geeriyooday xanuun soo wajahay maalmahan.<\/p>\n<p><strong>INAA LILAAHI WA INAA IEYHI RAAJICUUN..<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Cabdi Xasan Maxamed &#8220;Xijaar&#8221; ayaa ka tacsiyadeeyay Geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Gen Osman Mohamud Siyaad (Koryeeri) oo maanta ku geeriyooday magaaladda Muqdisho, waxaana uu ka mid ahaa Sarreeyeyaasha ugu\u00a0 firfircoon ee Booliska. &#8220;Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun, geeridu waa Xaq, ilaahay ha u naxariisto S\/guuto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":439656,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-439653","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439653","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=439653"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":439658,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439653\/revisions\/439658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/439656"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=439653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=439653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=439653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}