{"id":439509,"date":"2021-03-02T17:35:39","date_gmt":"2021-03-02T14:35:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=439509"},"modified":"2021-03-02T17:35:39","modified_gmt":"2021-03-02T14:35:39","slug":"waddooyinka-gaalkacyo-oo-lagu-sameeynayo-inter-log","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/waddooyinka-gaalkacyo-oo-lagu-sameeynayo-inter-log\/","title":{"rendered":"Waddooyinka Gaalkacyo oo lagu sameeynayo inter-log"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka degmada iyo xubno ka tirsan golaha deegaanka degmada Gaalkacyo ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay inter-loogyo laga hirgelinayo waddooyinka suuqa weyn ee magaalada, taas oo qeyb ka ah qorshaha hagaajinta bilicda Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Qaar ka mida ganacsatada suuqa oo goob joog ka ahaa dhagax dhiga inter-looga laga hirgalinayo waddooyinka suuqa ayaa uga mahadceliyey Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo dadaallada muuqda ee maamulku wax uga qabanayo bilicda iyo hagaajinta waddooyinka.<\/p>\n<p>Duqa degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale ayaa dhankiisa uga mahadceliyey ganacsatada garab istaagooda maamulka degmada, isagoo dhanka kalana sheegay in maamulka degmada uu ku shaqeyn doono rabitaanka shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka degmada iyo xubno ka tirsan golaha deegaanka degmada Gaalkacyo ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay inter-loogyo laga hirgelinayo waddooyinka suuqa weyn ee magaalada, taas oo qeyb ka ah qorshaha hagaajinta bilicda Gaalkacyo. Qaar ka mida ganacsatada suuqa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":439510,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-439509","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439509","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=439509"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439509\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":439511,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439509\/revisions\/439511"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/439510"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=439509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=439509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=439509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}