{"id":439232,"date":"2021-02-27T03:49:17","date_gmt":"2021-02-27T00:49:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=439232"},"modified":"2021-02-27T03:49:17","modified_gmt":"2021-02-27T00:49:17","slug":"golaha-amaanka-ee-qaramada-midoobe-oo-cunaqabateyn-saaray-sadax-hor-jooge-oo-ka-tirsan-argagaxisada-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-amaanka-ee-qaramada-midoobe-oo-cunaqabateyn-saaray-sadax-hor-jooge-oo-ka-tirsan-argagaxisada-shabaab\/","title":{"rendered":"Golaha amaanka ee qaramada midoobe oo cunaqabateyn saaray sadax hor jooge oo ka tirsan argagaxisada shabaab"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Golaha amaanka ee qaramada midoobe ayaa si aqlabiyad ah u taageeray in xayiraad la saaro sadax xubnood oo ka tirsan kooxda shabaab<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Xubnahan argagaxisada ayaa kala ah Abuukar Cali Aadan oo ah ku xigeenka hogaamiyaha shabaab,Macalin Ayman iyo Mahad Karataay.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Dowlada Soomaaliya oo kaa shaneysa dalka Mareykanka ayaa arintan ka dalbatay golaha amaanka<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Talaabadan ayaa waxaa soo dhaweeyay wasaarada arimaha dibadda ee Mareykanka<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Erica Barks-Ruggles<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0 <\/span>oo ah saraak sare oo ka tirsan xafiiska arimaha heyadaha caalamiga ee wasaarada arimaha dibadda Mareykanka ayaa arintan ku tilmaantay talaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka xasiloonida iyo nabadda Soomaaliya<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha amaanka ee qaramada midoobe ayaa si aqlabiyad ah u taageeray in xayiraad la saaro sadax xubnood oo ka tirsan kooxda shabaab Xubnahan argagaxisada ayaa kala ah Abuukar Cali Aadan oo ah ku xigeenka hogaamiyaha shabaab,Macalin Ayman iyo Mahad Karataay. Dowlada Soomaaliya oo kaa shaneysa dalka Mareykanka ayaa arintan ka dalbatay golaha amaanka Talaabadan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":439233,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-439232","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439232","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=439232"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439232\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":439234,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439232\/revisions\/439234"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/439233"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=439232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=439232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=439232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}