{"id":439207,"date":"2021-02-26T09:59:38","date_gmt":"2021-02-26T06:59:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=439207"},"modified":"2021-02-26T09:59:38","modified_gmt":"2021-02-26T06:59:38","slug":"midowga-yurub-oo-soo-dhaweeyay-heshiiskii-lagu-gaaray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/midowga-yurub-oo-soo-dhaweeyay-heshiiskii-lagu-gaaray-muqdisho\/","title":{"rendered":"Midowga Yurub oo soo dhaweeyay heshiiskii lagu gaaray Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Nicolas Berlanga ayaa soo dhaweeyay heshiiska xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta ay ku wada gaareen xalay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo la soo dhigay Twitter ayuu danjiraha ku sheegay in uu soo dhaweynayo is afgaradka, isagoo xusay in loo baahan yahay in wadahadalka la sii wado si loo gaaro heshiis kama dambeys ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa amaanayaa sida mas\u2019uuliyadda leh oo ay u tanaasuleen ra\u2019isul wasaare Rooble iyo xubnaha Midowga Murashaxiinta madaxtinimada.\u00a0 Heshiiska wuxuu dhisayaa rajo nabadeed, dhex dhaxaadnimo iyo abaabul doorasho oo loo dhan yahay,\u201d ayuu yiri danjire Berlanga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Nicolas Berlanga ayaa soo dhaweeyay heshiiska xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta ay ku wada gaareen xalay magaalada Muqdisho. Qoraal kooban oo la soo dhigay Twitter ayuu danjiraha ku sheegay in uu soo dhaweynayo is afgaradka, isagoo xusay in loo baahan yahay in wadahadalka la sii wado si loo gaaro heshiis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":439208,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-439207","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439207","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=439207"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439207\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":439209,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439207\/revisions\/439209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/439208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=439207"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=439207"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=439207"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}