{"id":439204,"date":"2021-02-26T09:49:57","date_gmt":"2021-02-26T06:49:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=439204"},"modified":"2021-02-26T09:49:57","modified_gmt":"2021-02-26T06:49:57","slug":"igad-oo-soo-dhaweysay-heshiiskii-xalay-muqdisho-lagu-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/igad-oo-soo-dhaweysay-heshiiskii-xalay-muqdisho-lagu-gaaray\/","title":{"rendered":"IGAD oo soo dhaweysay heshiiskii xalay Muqdisho lagu gaaray."},"content":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay heshiiskii xalay magaalada Muqdisho ku wada gaareen xukuumadda\u00a0 Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta madaxtinimada dalka.<\/p>\n<p>\u201cIGAD waxay si diiran u soo dhoweynaysaa heshiiskii ay wada\u00a0 gaareen Xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta madaxtinimada, run ahaantii waa qorshe Soomaalidu leedahay ayna hogaaminayso kaas oo khuseeya arrimo badan oo\u00a0 ay kamid yihiin; bad-qabka bulshada, nabad geliyadda iyo xuquuqda ay u leeyihiin in ay si nabad ah u muujiyaan dareenkooda iyo in ay banaan baxaan,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>IGAD waxay aaminsan tahay in wadahadalka uu yahay sida keliya oo lagu xaqiijin karo in la qabto doorasho xor iyo xalaal ah, IGAD waxay u mahad celinaysaa, ra\u2019isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, madaxweyniyaasha Galmudug, Hirshabeele, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Midowga Murashaxiinta kaalinta ay ka qaateen in heshiis la gaaro.<\/p>\n<p>Urur Goboleedka IGAD ayaa sidoo kale, hogaamiyeyaasha Soomaalida ku boorisay in ay la yimaadaan niyad sami si looga gudbo caqabadaha taagan isla markaana isu tanaasul iyo is qancin lagu dhaqaaqo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, IGAD ayaa dhammaan dhinacyada waxay ugu baaqaysaa in ay taageeraan talaabada wanaagsan oo ay qaateen hogaamiyeyaasha si loo adkeeyo ammaanka, xasiloonida iyo balan qaadyada wadanka u horseedayo barwaaqo, ayaa lagu soo gunaanaday war saxaafadeedka Urur Goboleedka IGAD.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay heshiiskii xalay magaalada Muqdisho ku wada gaareen xukuumadda\u00a0 Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta madaxtinimada dalka. \u201cIGAD waxay si diiran u soo dhoweynaysaa heshiiskii ay wada\u00a0 gaareen Xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta madaxtinimada, run ahaantii waa qorshe Soomaalidu leedahay ayna hogaaminayso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":439205,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-439204","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=439204"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":439206,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439204\/revisions\/439206"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/439205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=439204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=439204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=439204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}