{"id":439171,"date":"2021-02-25T15:56:17","date_gmt":"2021-02-25T12:56:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=439171"},"modified":"2021-02-25T15:56:17","modified_gmt":"2021-02-25T12:56:17","slug":"wasaaradda-caafimaadka-galmudug-oo-tababar-u-furtay-shaqaalaha-xarumaha-caafimaadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-galmudug-oo-tababar-u-furtay-shaqaalaha-xarumaha-caafimaadka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo tababar u furtay shaqaalaha xarumaha caafimaadka"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlad Goboleedka Galmudug\u00a0 ayaa tabarkan oo soconayo mudo shan maalin ah magaalada Samareeb uga furtay qaar ka mid ah Shaqaalaha ka howlgala xarumaha Caafimaadka deegaannada Galmudug, si sare loogu qaado dadaallada looga hortagayo cudurka safmarka ah ee COVID-19 iyo hababka latacaalidda bukaanada uu haleelo.<\/p>\n<p>Tababarkan oo ay wadajir u soo agaasimeen\u00a0 Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo Hay\u2019adda CISP ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed waxa uu k aqeyb galayaasha ugu baaqay inay ka faa\u2019iideystaan tababarka la siinayo, si ay ugu adeegaan bulshadooda.<\/p>\n<p>Wasiir Dowlaha Wasaradda Caafimaadka Galmudug Axmed Mirre Cali Faafaale oo gunaanadka munaasabada daah-furka hadal ka jeediyay ayaa tilmaamay in Wasaaradda ay ka go\u2019antahay sare u qaadida aqoonta shaqaalaha iyo sidii loo tayeyn\u00a0 lahaa\u00a0 adeegyada Caafimaad ee ay bixiyaan xarumaha Caafimaadka ee ku yaala Deegannada Galmudug.<\/p>\n<p>Tababarkan ayaa ku soo beegmaya xili ay sii kordheyso tirada bukaanada uu soo ridanayo xanuunka Safmarka ah ee COVID-19, ayna Wasaaraddu waddo dadaalo dib loogu howlgeliyay xarumaha la tacaalidda bukaanada uu soo rito COVID-19 oo haatan tiro ahaan isasoo taraysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlad Goboleedka Galmudug\u00a0 ayaa tabarkan oo soconayo mudo shan maalin ah magaalada Samareeb uga furtay qaar ka mid ah Shaqaalaha ka howlgala xarumaha Caafimaadka deegaannada Galmudug, si sare loogu qaado dadaallada looga hortagayo cudurka safmarka ah ee COVID-19 iyo hababka latacaalidda bukaanada uu haleelo. Tababarkan oo ay wadajir u soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":439172,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-439171","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439171","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=439171"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439171\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":439173,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439171\/revisions\/439173"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/439172"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=439171"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=439171"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=439171"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}