{"id":439168,"date":"2021-02-25T15:41:53","date_gmt":"2021-02-25T12:41:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=439168"},"modified":"2021-02-25T15:41:53","modified_gmt":"2021-02-25T12:41:53","slug":"xubno-ka-socda-duubabka-dhaqanka-oo-gaaray-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubno-ka-socda-duubabka-dhaqanka-oo-gaaray-baladweyne\/","title":{"rendered":"Xubno ka socda duubabka dhaqanka oo gaaray Baladweyne"},"content":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Iimaamka Mudulood Imaam Daahir Imaam Maxamuud qeybna ay ka yihiin Wabaro, Ugaasyo iyo Salaadiin ayaa goordhow gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar, Odayaal, Nabadoono iyo qeybaha bulshada ayaa wafdigaasi ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa Beledweyne kaga qeyb galaya aaska iyo tacsida Marxum Ugaas Xasan Ugaas Khaliif\u00a0 oo ku geeriyooday Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Iimaamka Mudulood Imaam Daahir Imaam Maxamuud qeybna ay ka yihiin Wabaro, Ugaasyo iyo Salaadiin ayaa goordhow gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar, Odayaal, Nabadoono iyo qeybaha bulshada ayaa wafdigaasi ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne. Wafdiga ayaa Beledweyne kaga qeyb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":439169,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-439168","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439168","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=439168"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439168\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":439170,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439168\/revisions\/439170"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/439169"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=439168"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=439168"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=439168"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}