{"id":439125,"date":"2021-02-24T15:42:48","date_gmt":"2021-02-24T12:42:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=439125"},"modified":"2021-02-24T15:42:48","modified_gmt":"2021-02-24T12:42:48","slug":"r-wasaare-rooble-oo-la-kulmay-xubno-ka-socday-beesha-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-rooble-oo-la-kulmay-xubno-ka-socday-beesha-caalamka\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Rooble oo la kulmay xubno ka socday beesha caalamka"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa manta magaalad Muqdisho kulan kula qaatay saaxibadda beesha caalamka ee daneeya dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulankaasi waxaa Ra\u2019iisul Wasaare Rooble iyo Wakiillada Beesha Caalamka ay halkaasi isku dhaafsadeen aragtiyo ku aaddan habka ugu habboon ee looga gudbi karo caqabadaha jira, qabsoomidda doorasho si nabad ah ku dhacda &amp; dhowrista xasilloonida guud ee dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa manta magaalad Muqdisho kulan kula qaatay saaxibadda beesha caalamka ee daneeya dalka Soomaaliya. Kulankaasi waxaa Ra\u2019iisul Wasaare Rooble iyo Wakiillada Beesha Caalamka ay halkaasi isku dhaafsadeen aragtiyo ku aaddan habka ugu habboon ee looga gudbi karo caqabadaha jira, qabsoomidda doorasho si nabad ah ku dhacda &amp; dhowrista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":439126,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-439125","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439125","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=439125"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":439127,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439125\/revisions\/439127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/439126"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=439125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=439125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=439125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}