{"id":439076,"date":"2021-02-23T23:20:50","date_gmt":"2021-02-23T20:20:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=439076"},"modified":"2021-02-23T23:20:50","modified_gmt":"2021-02-23T20:20:50","slug":"gudoomiyaha-golaha-shacabka-iyo-raiisal-wasaaraha-dalka-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-ugaas-xasan-ugaas-khaliif","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gudoomiyaha-golaha-shacabka-iyo-raiisal-wasaaraha-dalka-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-ugaas-xasan-ugaas-khaliif\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha golaha shacabka iyo Ra&#8217;iisal wasaaraha dalka oo ka tacsiyeeyey geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo caawa Muqdisho ugu geeriyooday cudurka COVID-19, sida ay qaraabadiisu sheegeen, waxaana uu Ehelka, qaraabadiisa iyo Ummadda Soomaaliyeedba uga tacsiyeeyey geerida naxdinta leh ee Ugaas-ka oo ka mid ahaa duubabka dhaqanka ugu muhiimsan gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskiisa iyo qarabaadiisa uga tacsiyadeeyay geerida Allaha ha u naxriistee Ugaas Xassan Ugaas khaliif ugaas Rooble oo ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cInnaa lillaah wa innaa ileehi raajicuun Waxaan Umadda Soomaaliyeed guud ahaan qoyskiisa iyo ehelkiisa uga tacsiyadeynayaa geerida Allaha ha u naxriistee Ugaas Xassan Ugaas khaliif ugaas Rooble Waxaan alle uga baryayaa in hoygiisa uu ka dhigo janatul fardowsa kitaabkiisana gacanta midig ka siiyo\u201d ayuu yiri Guddoomiye Maxamed Mursal.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiin kale oo ka tirsan dawladda iyo madax dhaqameed ayaa ka tacsiyeeyey geerida Ugaas-ka oo muddo dheer ka mid ahaa cuqaasha dhaqanka gobolka Hiiraan, kaalina ka soo qaatay dib u heshiisiinta bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ra&#8217;iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo caawa Muqdisho ugu geeriyooday cudurka COVID-19, sida ay qaraabadiisu sheegeen, waxaana uu Ehelka, qaraabadiisa iyo Ummadda Soomaaliyeedba uga tacsiyeeyey geerida naxdinta leh ee Ugaas-ka oo ka mid ahaa duubabka dhaqanka ugu muhiimsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":439079,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-439076","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439076","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=439076"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":439080,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439076\/revisions\/439080"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/439079"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=439076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=439076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=439076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}