{"id":439054,"date":"2021-02-23T12:25:26","date_gmt":"2021-02-23T09:25:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=439054"},"modified":"2021-02-23T12:27:02","modified_gmt":"2021-02-23T09:27:02","slug":"ciidanka-boliiska-soomaaliyeed-oo-fashiliyay-qarax-lala-damacsanaa-in-lagu-dhibaateeyo-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-boliiska-soomaaliyeed-oo-fashiliyay-qarax-lala-damacsanaa-in-lagu-dhibaateeyo-shacabka\/","title":{"rendered":"Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo fashiliyay Qarax lala damacsanaa in lagu dhibaateeyo shacabka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-War dhowaan kasoo baxay Ciidan Boliiska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in ay fashiliyeen qarax is-miidaamin ahaa oo la doonayay in lagu wax yeelleeyo shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cAbaarihii 11:25 AM, ayey Ciidanka Boliisku degmada Xamarweyne heleen xog ku saabsan Qof isku soo xiray walxaha qarxa oo doonaya inuu ku halligo Ummadda, ilaahay mahadiis ma u dhicin sidii uu rabay oo ciidanka ayaa eryaday, ka dibna Jaakadda ayuu iska tuuray oo qaraxday cid khasaare ka soo gaaray ma jirin\u201d.<\/p>\n<p>Taliska ayaa sheegay in wixii faah-faahin ah eek u saabsan dhacdadaasi ay la wadaagi doonaan Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-War dhowaan kasoo baxay Ciidan Boliiska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in ay fashiliyeen qarax is-miidaamin ahaa oo la doonayay in lagu wax yeelleeyo shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Muqdisho. \u201cAbaarihii 11:25 AM, ayey Ciidanka Boliisku degmada Xamarweyne heleen xog ku saabsan Qof isku soo xiray walxaha qarxa oo doonaya inuu ku halligo Ummadda, ilaahay mahadiis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":439056,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-439054","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439054","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=439054"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":439058,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439054\/revisions\/439058"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/439056"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=439054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=439054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=439054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}