{"id":439051,"date":"2021-02-23T11:42:15","date_gmt":"2021-02-23T08:42:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=439051"},"modified":"2021-02-23T11:42:15","modified_gmt":"2021-02-23T08:42:15","slug":"dowladda-morooko-oo-joojisay-qaar-ka-mid-ah-duullimaadyadii-tegi-jiray-dalkeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-morooko-oo-joojisay-qaar-ka-mid-ah-duullimaadyadii-tegi-jiray-dalkeeda\/","title":{"rendered":"Dowladda Morooko oo joojisay qaar ka mid ah duullimaadyadii tegi jiray dalkeeda"},"content":{"rendered":"<p>Rabat-(SONNA)-Marooko oo joojisay duulimaadyada 9 dal si looga hortago faafidda karoona Dowladda Marooko ayaa soo saartay go\u2019aan ku meel gaar ah oo lagu joojinaayo duulimaayada ka imaanaya 9 dal si looga hor tago cudur safmareenka ah ee Karoona Fayras.<\/p>\n<p>Waxaa la joojiyay duulimaadyadii aadi lahaa ama ka iman lahaa dalalka kala ah Austria, Portugal, Sweden, Czech Republic, Ukraine, Germany, Netherlands, Switzerland iyo Turkey.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa timid markii wasaaradda caafimaadka ee Marooko ogaatay 21 kiis oo ah nooca cusub ee Karoona Fayras.<\/p>\n<p>Dalka Marooko waxaa hore looga joojiyay duulimaadyada ka yimaada dalalka kala ah Koonfur Afrika, Denmark, Britain, Australia, Brazil, New Zealand iyo Ireland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rabat-(SONNA)-Marooko oo joojisay duulimaadyada 9 dal si looga hortago faafidda karoona Dowladda Marooko ayaa soo saartay go\u2019aan ku meel gaar ah oo lagu joojinaayo duulimaayada ka imaanaya 9 dal si looga hor tago cudur safmareenka ah ee Karoona Fayras. Waxaa la joojiyay duulimaadyadii aadi lahaa ama ka iman lahaa dalalka kala ah Austria, Portugal, Sweden, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":439052,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-439051","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439051","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=439051"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":439053,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/439051\/revisions\/439053"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/439052"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=439051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=439051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=439051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}