{"id":438996,"date":"2021-02-22T09:37:39","date_gmt":"2021-02-22T06:37:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=438996"},"modified":"2021-02-22T09:39:36","modified_gmt":"2021-02-22T06:39:36","slug":"tirada-kiisaskii-u-dambeeyay-cudurka-covid-19-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/tirada-kiisaskii-u-dambeeyay-cudurka-covid-19-ee-dalka\/","title":{"rendered":"Tirada kiisaskii u dambeeyay cudurka COVID-19 ee dalka"},"content":{"rendered":"<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho-(SONNA-Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in 24 saac ee la soo dhaafay cudurka carona laga heley 128 kiis ka dib baaritaan lagu sameeyay 936 qof oo ku kala nool guud ahaan dalka.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Gobolka Banaadir ayaa laga diiwaan geliyay tirada ugu badan oo ah 110 kiisas, iyadoo Jubaland laga heley sideed kiis, Soomaaliland lix kiis, Koofur Galbeed waxaa laga diiwaan geliyay sadex kiis, halka Galmudug kiis keliya laga heley.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Xogta wasaaradda caafimaadka ayaa sidoo kale lagu sheegay in dhimasha sideed qof marayso, waxaana cudurka ka bogsooday todobo ruux.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Guuud ahaan dalka waxaa laga diiwaan geliyay 6,017 kiis oo ay ku jiraan 202 qof oo cudurka u geeriyootay, waxaa xanuunka ka bogsooday 3,764 qof.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Saraakiisha caafimaadka dalka ayaa ku cel celinaya ahmiyadda ay bulshada u leedahay in ay la yimaadaan taxadir dheeraad ah, maadaama cudurka uu soo labo kacleeyay.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA-Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in 24 saac ee la soo dhaafay cudurka carona laga heley 128 kiis ka dib baaritaan lagu sameeyay 936 qof oo ku kala nool guud ahaan dalka. Gobolka Banaadir ayaa laga diiwaan geliyay tirada ugu badan oo ah 110 kiisas, iyadoo Jubaland laga heley sideed kiis, Soomaaliland lix kiis, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":438997,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-438996","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438996","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=438996"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":438998,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438996\/revisions\/438998"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/438997"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=438996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=438996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=438996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}