{"id":438935,"date":"2021-02-20T15:34:41","date_gmt":"2021-02-20T12:34:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=438935"},"modified":"2021-02-20T15:35:06","modified_gmt":"2021-02-20T12:35:06","slug":"maamulka-hir-shabeelle-oo-faah-faahiyay-xaaladahii-ugu-danbeeyay-ee-corona-virus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-hir-shabeelle-oo-faah-faahiyay-xaaladahii-ugu-danbeeyay-ee-corona-virus\/","title":{"rendered":"Maamulka Hir-Shabeelle oo  faah-faahiyay xaaladahii ugu danbeeyay ee  Corona virus"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa faah faahin guud ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Coronavirus ee laga diiwaamgeliyay guud ahaan degaannada Maamulka Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p>Wasiirul Dowlaha Caafimaadka Hir-shabeelle Mudane Muxudiin\u00a0 Muqtaar Macalin ayaa sheegay inxanuunkan uu si aad ah ugu fafay Magaaloyinka Beledweyne iyo Jowhar oo ah xarumaha labada Gobol ee Shabeellaha Dhexe &amp; Hiiraan.<\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo u qabtay Wasiirul Dowlaha ayuu ku sheegay in Gobolka Shabeellaha Dhexe laga diiwaangeliyay 9 Ruux\u00a0 oo ay kujiran saraakiil Caafimaad oo laga helay cudurka Covid 19, halka hal qof uu u geeriyooday,<\/p>\n<p>Muxudiin\u00a0 Muqtaar Macalin Wasiirul Dowlaha Caafimaadka Hir-shabeelle ayaa intaa ku daray in kiisas cusub\u00a0 laga diiwaangeliyay Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan, kuwaas oo ay kujiraan laba qof oo ajaanib ah oo ka yimid dalka Koonfur Afrika.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Wasiirul Dowlaha ayaa ugu baaqay guud ahaan bulshada ku nool degaannada Hir-Shabeelle in ay ka feejignaadaan khatarta cudurka COVID-19 oo markale dalka kusoo laabtay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa faah faahin guud ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Coronavirus ee laga diiwaamgeliyay guud ahaan degaannada Maamulka Hir-Shabeelle. Wasiirul Dowlaha Caafimaadka Hir-shabeelle Mudane Muxudiin\u00a0 Muqtaar Macalin ayaa sheegay inxanuunkan uu si aad ah ugu fafay Magaaloyinka Beledweyne iyo Jowhar oo ah xarumaha labada Gobol ee Shabeellaha Dhexe &amp; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":438936,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-438935","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438935","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=438935"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":438937,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438935\/revisions\/438937"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/438936"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=438935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=438935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=438935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}