{"id":438929,"date":"2021-02-20T14:50:35","date_gmt":"2021-02-20T11:50:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=438929"},"modified":"2021-02-20T14:53:22","modified_gmt":"2021-02-20T11:53:22","slug":"wasaaradda-howlaha-guud-ee-galmudug-oo-dhiseysa-laami-cusub-oo-lagu-soo-kordhinaayo-magaalada-cadaadosawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-howlaha-guud-ee-galmudug-oo-dhiseysa-laami-cusub-oo-lagu-soo-kordhinaayo-magaalada-cadaadosawirro\/","title":{"rendered":"Wasaaradda howlaha guud ee Galmudug oo dhiseysa laami cusub oo lagu soo kordhinaayo Magaalada Cadaado+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Cadaado-(SONNA)-Wasiirka howlaha guud iyo dib udhiska maamul goboleedka Galmudug Axmed Dhiblaawe ayaa Maanta Dhagax dhigay dhismaha Waddo Laami ah oo lagu soo kordhiyay Magaalada Cadaado.<\/p>\n<p>Laamigan cusub oo ay dhismihiisa iska kaashanaayo Hay\u2019adda JPLG iyo maamulka Degmada Cadaado ayaa horay u ahaa Jay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Degmada Cadaado, Cabdullahi Cabdiraxman Tootole ayaa ka codsaday Kambaniga howsha wada inay 60 Mitir oo dheeraad ah ugu daraan dhismala Laamiga.<\/p>\n<p>Cilmi Nuure Wehliye, maamulaha shirkadda dhismaha ee Ximan oo gacanta ku haysa dhismaha laamiga ayaa sheegay inay aqbaleen Mitirrada dheeriga ah ee uu ka codsaday Guddoomiyaha.<\/p>\n<p>Wasiirka howlaha guud iyo dib udhiska Galmudug, Axmed Dhiblaawe ayaa sheegay in ay ka maamul ahaan gacan weyn ka geysan doonaan horumarinta waddooyinka Magaalada Cadaado.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-438931 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Guud1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Guud1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Guud1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Guud1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Guud1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-438932 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Guud2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Guud2-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Guud2-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Guud2-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Guud2-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-438933 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Guud3.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Guud3.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Guud3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Guud3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Guud3-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cadaado-(SONNA)-Wasiirka howlaha guud iyo dib udhiska maamul goboleedka Galmudug Axmed Dhiblaawe ayaa Maanta Dhagax dhigay dhismaha Waddo Laami ah oo lagu soo kordhiyay Magaalada Cadaado. Laamigan cusub oo ay dhismihiisa iska kaashanaayo Hay\u2019adda JPLG iyo maamulka Degmada Cadaado ayaa horay u ahaa Jay. Guddoomiyaha Degmada Cadaado, Cabdullahi Cabdiraxman Tootole ayaa ka codsaday Kambaniga howsha wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":438930,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-438929","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438929","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=438929"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438929\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":438934,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438929\/revisions\/438934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/438930"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=438929"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=438929"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=438929"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}