{"id":438783,"date":"2021-02-17T11:34:12","date_gmt":"2021-02-17T08:34:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=438783"},"modified":"2021-02-17T11:46:56","modified_gmt":"2021-02-17T08:46:56","slug":"danjire-ilyaas-sheekh-cumar-oo-waraaqihii-aqoonsiga-u-gudbiyay-wasiirka-arrimaha-dibada-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjire-ilyaas-sheekh-cumar-oo-waraaqihii-aqoonsiga-u-gudbiyay-wasiirka-arrimaha-dibada-masar\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibada Masar oo aqoonsiga ka guddoomay  Danjiraha cusub ee Soomaaliya dalkaasi u magacawday"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira (SONNA)- Ilyaas Sheekh Cumar Abu Bakar, Danjiraha dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan dalka Masar, sidokalana ah wakiilka joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo guddoonsiiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar \u00a0Saamix \u00a0Shukri.<\/p>\n<p>Ugu horeeyn Danjire Ilyaas ayaa uga mahadceliyey Wasiirka Arimaha Dibada Dawladda Masar sida wanaagsan ee uu uqaabilay, waxuuna \u00a0u \u00a0gudbiyey salaan iyo bogaadin uu faray Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya, isaga oo \u00a0sidokale u rajeeyey caafimaad iyo horumar guud ahaan Shacabka Masar iyo hoggaamiyahooda Madaxweyne \u00a0Cabdel Fataax Al-Sisi.<\/p>\n<p>Kulanka \u00a0kadib ayuu safiirka Soomaaliya \u00a0ee Masar sheegay in uu waxbadan ku soo kordhin doona \u00a0xiriirka qotada dheer ee taariikhiga ah ee ka dhexeeya \u00a0shacabka iyo madaxda\u00a0 labada dal.<\/p>\n<p>Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa horay u soo noqday Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sucuudiga\u00a0iyo sidokale Safiirka Safaaradda Soomaaliiya ee Masar.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira (SONNA)- Ilyaas Sheekh Cumar Abu Bakar, Danjiraha dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan dalka Masar, sidokalana ah wakiilka joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo guddoonsiiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar \u00a0Saamix \u00a0Shukri. Ugu horeeyn Danjire Ilyaas ayaa uga mahadceliyey Wasiirka Arimaha Dibada Dawladda Masar sida wanaagsan ee uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":438784,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-438783","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438783","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=438783"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438783\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":438795,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438783\/revisions\/438795"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/438784"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=438783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=438783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=438783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}