{"id":438753,"date":"2021-02-17T09:25:25","date_gmt":"2021-02-17T06:25:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=438753"},"modified":"2021-02-17T09:25:25","modified_gmt":"2021-02-17T06:25:25","slug":"raisulwasaaraha-jfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-sheekh-nuur-baaruud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raisulwasaaraha-jfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-sheekh-nuur-baaruud\/","title":{"rendered":"Ra\u2019isulwasaaraha JFS oo ka tacsiyeeyay geerida Sheekh Nuur Baaruud"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019isulwasaaraha JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistee Sheikh Nuur Baaruud Gurxan oo ku ku dhintay magaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Ra\u2019isulwasaaraha JFS \u00a0waxauu marxuumkaasi Ilaah uga baryay in uu Jannadii Firdows ka waraabiyo, Eheladiisa, Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ahna samir iyo iiman Allaha ka siiyo.<\/p>\n<p>Sheikh Nuur Baaruud waxa uu \u00a0ka mid ahaa culimada diinta Islaamka Soomaaliya, wuxuuna kaalin mug leh oo lama illaawaan ah ku lahaa dhismaha nabadda, dib-u heshiisiinta, xoojinta dowladnimada iyo bayaaminta afkaaraha qalloocan ee kooxaha xagjirka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019isulwasaaraha JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistee Sheikh Nuur Baaruud Gurxan oo ku ku dhintay magaalada Muqdisho Ra\u2019isulwasaaraha JFS \u00a0waxauu marxuumkaasi Ilaah uga baryay in uu Jannadii Firdows ka waraabiyo, Eheladiisa, Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ahna samir iyo iiman Allaha ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":438762,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-438753","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438753","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=438753"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":438763,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438753\/revisions\/438763"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/438762"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=438753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=438753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=438753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}