{"id":438751,"date":"2021-02-16T21:33:03","date_gmt":"2021-02-16T18:33:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=438751"},"modified":"2021-02-16T21:33:03","modified_gmt":"2021-02-16T18:33:03","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-shacabka-soomaaliyeed-uga-digay-khatarta-cudurka-covid-19-oo-soo-laba-kacleeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-shacabka-soomaaliyeed-uga-digay-khatarta-cudurka-covid-19-oo-soo-laba-kacleeyay\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo shacabka Soomaaliyeed uga digay khatarta cudurka COVID-19 oo soo laba kacleeyay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatarta cudurka Corona Virus\/ COVID-19 oo soo laba kacleeyay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo farriin u diray Shacabka Soomaaliyeed ayaa yiri\u201d Farriinteydu waxa ay ku socotaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan. Waxaan idinka codsanayaa in aad taxaddar muujisaan oo ka qeyb qaadataan xakameynta iyo ka hortagga cudurkan halista ah\u201d.<\/p>\n<p>Waxa uu kula dardaarmay shacabku inay raacaan talooyinka hay\u2019adaha caafimaadka. \u201cSi aan nafteenna, qoysaskeenna iyo guud ahaan dadkeenna uga badbaadinno xanuunkan, fadlan aan raacno tilmaamaha Wasaaradda Caafimaadka iyo khubarada caafimaadku bixinayaan sida: Fara dhaqashada, Kala fogaanshaha, Xirashaa Mask-ga ama Af-xirka, In qofka isbaaro, haddii uu isku arko astaamaha xanuunka, Joojinta isu imaatinnada iyo kulammada waaweyn IWM\u201d.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka codsaday qeybaha kala duwan ee bulshadu in ay kaalintooda ka qaataan wacyigelinta bulshada ee ku aaddan COVID-19, waxa uuna caddeeyay in dowladdu qaadi doonto tallaabooyin lagu xakameynayo xanuunkan halista ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatarta cudurka Corona Virus\/ COVID-19 oo soo laba kacleeyay. Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo farriin u diray Shacabka Soomaaliyeed ayaa yiri\u201d Farriinteydu waxa ay ku socotaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan. Waxaan idinka codsanayaa in aad taxaddar muujisaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-438751","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438751","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=438751"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438751\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":438752,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438751\/revisions\/438752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=438751"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=438751"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=438751"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}