{"id":438747,"date":"2021-02-16T17:21:19","date_gmt":"2021-02-16T14:21:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=438747"},"modified":"2021-02-16T17:21:19","modified_gmt":"2021-02-16T14:21:19","slug":"wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-ka-warbixisay-xaaladihii-ugu-dambeeyey-ee-caabuqa-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-ka-warbixisay-xaaladihii-ugu-dambeeyey-ee-caabuqa-covid-19\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyey ee Caabuqa COVID-19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawziya Abiikar Nuur oo warbixintii ugu Dambeysay ee Xaaladaha Caabuqa COVID-19 siisay Telefeeshinka Qaranka iyo Warbahinta Madaxa Banan ayaa cadaysay in warbixinta Xaaladaha COVID19 ee saxda ah in laga heli karo Baraha Wasaaradda Caafimaadka iyo Website-ka Wasaaradda caafiamadka ee <a href=\"http:\/\/www.moh.gov.so\/\">WWW.moh.gov.so<\/a>.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka ayaa la wadaagtay Bulshada in ay iska ilaaliyaan xogaha beenta ah ee dadka ay ku faafinayaan baraha internet-ka oo ay wixii xog ah heli doonaan maalin walba galbihii Insha Allah, iyaddoo beenisay warar ay baahiyeen qaar ka mid ah Warbaahinta gudaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawziya Abiikar Nuur oo warbixintii ugu Dambeysay ee Xaaladaha Caabuqa COVID-19 siisay Telefeeshinka Qaranka iyo Warbahinta Madaxa Banan ayaa cadaysay in warbixinta Xaaladaha COVID19 ee saxda ah in laga heli karo Baraha Wasaaradda Caafimaadka iyo Website-ka Wasaaradda caafiamadka ee WWW.moh.gov.so. Wasiirka Caafimaadka ayaa la wadaagtay Bulshada in ay iska ilaaliyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":419155,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-438747","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438747","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=438747"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438747\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":438749,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438747\/revisions\/438749"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/419155"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=438747"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=438747"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=438747"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}