{"id":438640,"date":"2021-02-15T10:44:48","date_gmt":"2021-02-15T07:44:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=438640"},"modified":"2021-02-15T10:44:48","modified_gmt":"2021-02-15T07:44:48","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-kulan-sagootin-ah-la-qaatay-safiirka-ingiriiska-u-fadhiyay-soomaaliyasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-kulan-sagootin-ah-la-qaatay-safiirka-ingiriiska-u-fadhiyay-soomaaliyasawirro\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Rooble oo kulan sagootin ah la qaatay safiirka Ingiriiska u fadhiyay Soomaaliya+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho-(SONNA)- <\/strong>Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaliya Mudane, Ben Fender kaasi oo ay u dhamaatay muddaadii shaqadiisa.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintan ayaa ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa xiriiirka ka dhaxeeya labda dal.<\/p>\n<p>Safiirka Ingiriiska u joogay Soomaaliya ayaa ka mahadceliyay sida loogu soo dhaweeyay dalka iyo sida loogu fududeeyay inuu guto howlihiisa.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa uga mahadceliyey safiirka kaalintii uu ka qaatay xoojinta xiriirka labada dal, isagoo u rajeeyey safiirka mustaqabl wanaasgan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-438644\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WhatsApp-Image-2021-02-14-at-11.17.11-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-438645\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WhatsApp-Image-2021-02-14-at-11.17.12-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"960\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-438646\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/WhatsApp-Image-2021-02-14-at-11.17.13-PM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"718\" height=\"478\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaliya Mudane, Ben Fender kaasi oo ay u dhamaatay muddaadii shaqadiisa. Mas\u2019uuliyiintan ayaa ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa xiriiirka ka dhaxeeya labda dal. Safiirka Ingiriiska u joogay Soomaaliya ayaa ka mahadceliyay sida loogu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-438640","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka","7":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438640","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=438640"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":438642,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438640\/revisions\/438642"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=438640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=438640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=438640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}