{"id":438572,"date":"2021-02-14T15:06:28","date_gmt":"2021-02-14T12:06:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=438572"},"modified":"2021-02-14T15:08:13","modified_gmt":"2021-02-14T12:08:13","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-magacaabay-guddi-farsamo-oo-ka-shaqeeya-qaban-qaabada-shirka-golaha-wada-tashiga-qaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-magacaabay-guddi-farsamo-oo-ka-shaqeeya-qaban-qaabada-shirka-golaha-wada-tashiga-qaran\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddi farsamo oo ka shaqeeya qaban-qaabada shirka golaha wada tashiga Qaran"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Guddiga farsamo ayaa u gogol xaaraya Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ay isugu imanayaan kaasoo lagu dhammeystirayo wadahadalladii arrimaha doorashooyinka ee u dhaxeeyay Dowladda Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Xubnaha guddiga uu Ra\u2019iisul Wasaaruhu magacaabay waxa ay kala yihiin;<\/p>\n<ol>\n<li>Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac: Wasiirka Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/li>\n<li>Xildhibaan Cabdullaahi Abuukar Xaaji : Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/li>\n<li>Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad: Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad-goboleedka Puntland.<\/li>\n<li>Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde: Wasiirka Warfaafinta Dowlad-Goboleedka Puntland.<\/li>\n<li>Xirsi Jaamac Gaanni: Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Dowlad-goboleedka Jubaland.<\/li>\n<li>Mursal Maxamed Khaliif: Wasiirka Caafimaadka Dowlad-goboleedka Jubaland.<\/li>\n<li>Cabdi Maxamed Jaamac (Waayeel): Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad-goboleedka Galmudug.<\/li>\n<li>Aadan Cusmaan Xuseen (Qoryooley): Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Dowlad-goboleedka Galmudug.<\/li>\n<li>Axmed Madoobe Nuunow: Wasiirka Qorsheynta Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed.<\/li>\n<li>Maxamed Abuukar Cabdi: Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed.<\/li>\n<li>Maxamed Cali Caadle: Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad-goboleedka Hirshabelle.<\/li>\n<li>Caasho Khaliif Maxamed: Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad-goboleedka Hirshabelle.<\/li>\n<li>Basma Caamir Axmed: Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Gobolka Banaadir.<\/li>\n<li>Xiireey Axmed Rooble: Xoghayaha Gobolka Banaadir.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa u rajeeyay guddigan in ay u gutaan waajibaadka loo igmaday si hufan oo ay u gutaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Guddiga farsamo ayaa u gogol xaaraya Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ay isugu imanayaan kaasoo lagu dhammeystirayo wadahadalladii arrimaha doorashooyinka ee u dhaxeeyay Dowladda Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":438575,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-438572","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438572","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=438572"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438572\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":438578,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438572\/revisions\/438578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/438575"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=438572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=438572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=438572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}