{"id":438568,"date":"2021-02-14T15:00:28","date_gmt":"2021-02-14T12:00:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=438568"},"modified":"2021-02-14T15:00:28","modified_gmt":"2021-02-14T12:00:28","slug":"dfs-oo-cambaaraysay-weerar-argagixiso-oo-ay-kooxda-xuutiyiinta-yemen-ku-qaadeen-dalka-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dfs-oo-cambaaraysay-weerar-argagixiso-oo-ay-kooxda-xuutiyiinta-yemen-ku-qaadeen-dalka-sacuudiga\/","title":{"rendered":"DFS oo cambaaraysay weerar Argagixiso oo ay kooxda  Xuutiyiinta Yemen ku qaadeen Dalka Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay malleeshiyaadka Xuutiyiinta ee ka dagaallamo dalka Yemen, markii ay Diyaarad aan duuliye lahayn oo miinaysan ku weerareen Garoonka diyaaradaha Abha ee dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya .<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladdu ay rumaysantahay in weerarkaasi Argagaxiso aanu marnaba xasillooni u keenayn gobolka, balse uu carqaladaynayo howsha nabadda ee Yemen, sidoo kalena uu qalqalgelinayo amniga iyo degganaanshaha.<\/p>\n<p>Warkan ayaa sidoo kale lagu sheegay in Soomaaliya ay caddeynayso in Boqortooyada Sacuudiga ay ku garabtaagan tahay dagaalkeeda ka dhanka ah Argagaxisada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay malleeshiyaadka Xuutiyiinta ee ka dagaallamo dalka Yemen, markii ay Diyaarad aan duuliye lahayn oo miinaysan ku weerareen Garoonka diyaaradaha Abha ee dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya . War qoraal ah oo kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladdu ay rumaysantahay in weerarkaasi Argagaxiso aanu marnaba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":438570,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-438568","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438568","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=438568"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438568\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":438571,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438568\/revisions\/438571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/438570"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=438568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=438568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=438568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}