{"id":438565,"date":"2021-02-14T13:24:38","date_gmt":"2021-02-14T10:24:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=438565"},"modified":"2021-02-14T13:24:38","modified_gmt":"2021-02-14T10:24:38","slug":"raiisul-wasaaraha-dalka-oo-faray-hayaddaha-amniga-inay-furaan-isgoyska-dabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-dalka-oo-faray-hayaddaha-amniga-inay-furaan-isgoyska-dabka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaaraha dalka oo faray hay\u2019addaha amniga inay furaan isgoyska Dabka"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019isul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray hay\u2019addaha amniga inay furaan isgoyska Dabka oo xalay la xiray.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Ra\u2019isul wasaare Rooble oo bartiiisa faceboka ku daabacay qoraal ayaa faray hay\u2019addaha amniga inay si deg deg ah ufuraan wadada danka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Waxaan faray hay\u2019adaha amniga in ay deg deg u furaan waddada Dabka oo halbowle u ah isu socodka shacabka iyo ganacsiga caasimadda.. Shacabka Muqdisho waxaan uga mahadcelinayaa dulqaadkooda, waxaanna ka codsanayaa in ay laamaha amniga ku gacansiiyaan sugidda nabadgelyada.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019isul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray hay\u2019addaha amniga inay furaan isgoyska Dabka oo xalay la xiray. Ra\u2019isul wasaare Rooble oo bartiiisa faceboka ku daabacay qoraal ayaa faray hay\u2019addaha amniga inay si deg deg ah ufuraan wadada danka. Waxaan faray hay\u2019adaha amniga in ay deg deg u furaan waddada Dabka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":438566,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-438565","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438565","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=438565"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438565\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":438567,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438565\/revisions\/438567"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/438566"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=438565"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=438565"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=438565"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}