{"id":438469,"date":"2021-02-12T14:23:38","date_gmt":"2021-02-12T11:23:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=438469"},"modified":"2021-02-12T14:23:38","modified_gmt":"2021-02-12T11:23:38","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-deegaanno-ka-tirsan-sh-dhexe-kala-wareegay-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-deegaanno-ka-tirsan-sh-dhexe-kala-wareegay-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga dalka oo deegaanno ka tirsan Sh\/dhexe kala wareegay Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka kumandooska danab ayaa\u00a0 hawlgallo nabad sugid ah \u00a0ka sameeyey deegaanada War ciise,\u00a0 Maja badan,\u00a0 Qor dhere, Bulo gannay, ka dheereey iyo kulan oo Dhamantood ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n<p>Taliyaha ururka 7aad\u00a0 ee Guutada 16aad ee Ciidanka kumandooska danab Dhame Xasan maxamed cisman\u00a0 oo hogaamiyanyey hawlgalka ayaa sheegay\u00a0 in u jeedka hawlgalku u ahaa in Lagu Bur Buriyo Fariisamo\u00a0 Nabad Diidka ku la hayeen deganaakaas\u00a0 kuwaas oo isugu jiray Goob ay maxakamad beneed u ah iyo meel gabbaad u ahayd\u00a0 kuna\u00a0 dhibateeyaan dadka shacabka ah ee ku nool Gobolka shabeelaha dhexe.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Taliyaha ayaa Shacabka Somaliyeed Ka Codsaday in ay la shaqeeyaan Ciidamada Si Looga guulaysto Nabadiidka .<\/p>\n<p>Hawlgalkan\u00a0 ayaa intii uu socday waxa ay nabadiidku isku dayeen iska caabin balse Ciidanka kumandooska danab ayaa cagta mariyey maleeshiyadka qaarna nolosha lagu qabtay iyagoo hubaysan.<\/p>\n<p>Burburintan Xarumahan ayaa alshabaab ku ah dhabar jab wayn madama ay goobahan ka helijireen dhaqaalo farabadan oo ay ka badaan dadka shacabka ah.<\/p>\n<p>Hawlgalkan ay sameyeen ururka 7aad ee Guutada 16aad Ciidanka Kumandooska Danab ayaa qayb ka ah\u00a0 hawlgalada guud ee lagu baacsanayo\u00a0 nabadiidka\u00a0 Naflacaariga maleeshiyadka alshabaab ee ka socda qayb ka mida dalkeena Somaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka kumandooska danab ayaa\u00a0 hawlgallo nabad sugid ah \u00a0ka sameeyey deegaanada War ciise,\u00a0 Maja badan,\u00a0 Qor dhere, Bulo gannay, ka dheereey iyo kulan oo Dhamantood ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe. Taliyaha ururka 7aad\u00a0 ee Guutada 16aad ee Ciidanka kumandooska danab Dhame Xasan maxamed cisman\u00a0 oo hogaamiyanyey hawlgalka ayaa sheegay\u00a0 in u jeedka hawlgalku u ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":438470,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-438469","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438469","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=438469"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":438471,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438469\/revisions\/438471"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/438470"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=438469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=438469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=438469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}