{"id":438126,"date":"2021-02-06T09:51:14","date_gmt":"2021-02-06T06:51:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=438126"},"modified":"2021-02-06T09:52:56","modified_gmt":"2021-02-06T06:52:56","slug":"xanuun-halis-ah-oo-ka-dillaacay-dowlad-degaanka-soomaalida-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xanuun-halis-ah-oo-ka-dillaacay-dowlad-degaanka-soomaalida-itoobiya\/","title":{"rendered":"Xanuun halis ah oo ka dillaacay Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Jigjiga-(SONNA)-Hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in xannuun looga shakisan yahay cudurka Dengue uu ka dillaacay qeybo ka mid ah dhulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in ilaa 207 xaaldood oo loo maleynayo in uu xannuunkaasi yahay ayaa laga helay gobollada Dollo iyo Liibaan ee degaanka Soomaalida.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa sheegtay baaritaano ay sameyeen lagu xaqiijiyay jiritaanka cudurkan, waxyana intaasi ku dartay in baaritaannadan lagu sameynayo shaybaar ku yaalla Hawassa.<\/p>\n<p>Xanuunkan Dengue oo ah xanuun asal ahaan ay gudbiso Kaniicada ayaa \u00a0horay uga dillaacay sannadihii \u00a0isla deegaanka intii u dhaxeysay sanadahii 2017 iyo 2018.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jigjiga-(SONNA)-Hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in xannuun looga shakisan yahay cudurka Dengue uu ka dillaacay qeybo ka mid ah dhulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya. Wararka ayaa sheegaya in ilaa 207 xaaldood oo loo maleynayo in uu xannuunkaasi yahay ayaa laga helay gobollada Dollo iyo Liibaan ee degaanka Soomaalida. Hay\u2019adda Caafimaadka Aduunka ee WHO [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":438127,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-438126","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438126","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=438126"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438126\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":438129,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438126\/revisions\/438129"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/438127"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=438126"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=438126"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=438126"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}