{"id":438100,"date":"2021-02-05T10:52:24","date_gmt":"2021-02-05T07:52:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=438100"},"modified":"2021-02-05T11:28:42","modified_gmt":"2021-02-05T08:28:42","slug":"joe-biden-oo-qorsheynaya-in-siyaasad-cusub-lagu-wajaho-arimaha-ka-taagan-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/joe-biden-oo-qorsheynaya-in-siyaasad-cusub-lagu-wajaho-arimaha-ka-taagan-yemen\/","title":{"rendered":"Joe Biden oo qorsheynaya in siyaasad cusub lagu wajaho arimaha Yemen"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka cusub ee uu hoggaamiyo Madaxweynaha Dalka Mareyanka \u00a0Joe Biden \u00a0ayaa shaaca ka qaaday \u00a0in ay soo afjarayaan dhammaan taageerada Mareykanka ee ku aaddan howlgallada weerar ee ka socda dalka Yemen ee ay isku hayaan isbaheysiga uu hoggaamiyo Scuudiga iyo kooxda Xuutiyiinta ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in maamulkiisa cusub ay wadaan qorshe la doonayo in Mareykanku uu kaalin firfircoon kaga qaato joojinta dagaalada ka socda dalka Yemen ee saameeyay nolosha dad badan oo dalkaasi ah.<\/p>\n<p>&#8220;Sacuudi Carabiya waxay wajaheysaa weeraro gantaalo iyo hanjabaado kale oo uga imanaya xoogagga ay taageeraan Iiraan sidaa daraadeed,waxaan sii wadaynaa inaan taageerno oo aan ka caawinno Sacuudi Carabiya inay difaacdo madax-bannaanideeda\u00a0 \u00a0iyo midnimadeeda dhuleed iyo dadkeeda. \u201dayuu yiri Joe Biden<\/p>\n<p>Sacuudi Carabiya ayaa soo dhaweysay hadalada Biden, gaar ahaan sida ay uga go\u2019an tahay difaaca dalka iyo wax ka qabashada hanjabaadaha ka dhanka ah dalkaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka cusub ee uu hoggaamiyo Madaxweynaha Dalka Mareyanka \u00a0Joe Biden \u00a0ayaa shaaca ka qaaday \u00a0in ay soo afjarayaan dhammaan taageerada Mareykanka ee ku aaddan howlgallada weerar ee ka socda dalka Yemen ee ay isku hayaan isbaheysiga uu hoggaamiyo Scuudiga iyo kooxda Xuutiyiinta ee dalkaasi. Madaxweynaha ayaa sheegay in maamulkiisa cusub ay wadaan qorshe la doonayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":438103,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-438100","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438100","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=438100"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438100\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":438108,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/438100\/revisions\/438108"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/438103"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=438100"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=438100"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=438100"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}